Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cowke

Al-Shabaab oo 3 Ruux ku Goowracday Jubbada Dhexe

Wararka ka imaanaya Degmada Saakow ee Gobolka Jubada Dhaxe ayaa ku waramaya In maamulka Al-shabaab ee deegaankaas in fagaaro ku… Sii akhri

Posted on October 22, 2016 by Cowke

Dowlada Somalia oo Wada hadal la furtay Siyaasiinta Somaliand

Posted on October 22, 2016 by Cowke

Xildhibaan Cismaan Cilmi Boqore oo ka tirsan Baarlamaanka Waqtigiisu Dhamaaday  ayaa Sheegay in ay Wada Hadalo ay u Bilowdeen Dowldda… Sii akhri

in Kabadan 6 Ruux oo ku Dhimatay qarax ka dhacay Buur-Hakabo

Posted on October 21, 2016 by Cowke

Qaraxaan oo u muuqaday mid Horay loogu sii diyaariyay Maqaaxi ku taala baramaha Degamada Buur-hakabo  Ee Gobolka Baay Koonfurta Somalia.… Sii akhri

Madaxweynaha Somalia oo Soo Dhoweeyay Doorashadii Aqalka Sare Ee Maamulada dalka

Posted on October 21, 2016 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa ugu hambalyeeyey Madaxda iyo Baarlamaanada Dowladda Gobolleedyada, Galmudug, Koonfur Galbeed, Jubbaland… Sii akhri

Cumar C/rashiid, Faroole iyo Juurile oo ku soo Baxay Kamid noqoshada Aqalka Sare

Posted on October 20, 2016October 20, 2016 by Cowke

Puntnland Post(Garowe)-Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa ku guuleystay kamid noqoashada xubanaha Aqalka sare ee dalka kadib marki… Sii akhri

Dagaal ka socda Magaalada Galkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug

Posted on October 20, 2016October 20, 2016 by Cowke

Magaalada Gaalkacyo oo Maalmihii lasoo dhaafay xaaladeedu ay ahayd mid iska degen, balse xiligan waxaa laga maqlayaa magaalada dhawaqa hubka… Sii akhri

Shil Gaari oo ka dhacay Gobolka Kar kaar Ee Puntland

Posted on October 20, 2016October 20, 2016 by Cowke

Wararka ka imaanaya gobolka Kar kaar  gaar ahaan duleedka magaalada qardho ayaa ku waramaya in xaley saqdi dhexe uu ka dhacay… Sii akhri

Dowlada Ethopia oo heshiis kala dhex dhigtay Puntland iyo Galmudug

Posted on October 19, 2016October 19, 2016 by Cowke

War kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibada Ethopia ayaa lagu sheegay  in heshiis cusub la kala dhex dhigay Maamulada Puntland iyo… Sii akhri

Wariyayaal u Shaqeynayay Telefishinka Al-Jazeera oo Lagu Xiray Muqdisho

Posted on October 19, 2016October 19, 2016 by Cowke

Ciidamada Hay’adda Nabad sugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaliyeed ayaa shalay galinkii dambe xabsiga dhigay wariyayaal u shaqeynayay Telefishinka Al-Jazeera qeybtiisa… Sii akhri

Faah Faahin Weerar Al-Shabaab ay ku Qaadeen Afgooye iyo Masuuliyiin ku Dhintay

Posted on October 18, 2016 by Cowke

Mas’uuliyiin ka Tirsanaa Maamulka Koonfur Galbeed Soomaliya ee Gobolka Shabeelaha Hoose  iyo dowladda Soomaliya ayaa la xaqiijiyay in ay ku… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close