Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cowke

Maamulka Hir-shabeelle oo ka tacsiyeeyay Qarixii Baledwayn

Kusimaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne Ku xigeenka Dowlad Goboleedka Hirshabeelle State Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe ) iyo Gudoomiyaha baarlamaanka… Sii akhri

Posted on October 25, 2016October 25, 2016 by Cowke

Madaxweynaha Soomaaliya oo si kulul u cambaareeyey qaraxii Beledweyne

Posted on October 25, 2016 by Cowke

Muqdisho, 25 October 206 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxmuud ayaa si kulul u cambaareeyey qaraxii ismiidaaminta… Sii akhri

Faah Faahin Weerar Is Miidaamin ah oo ka dhacay Baled-weyne

Posted on October 25, 2016 by Cowke

Gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa ayaa duhurnimadii maanta waxaa lagu weeraray Saldhig Ciidamada Jabuuti ay ku leeyihiin Xaafada Howlwadaag… Sii akhri

Sarkaal katirsan Nabad Sugida oo Muqdisho lagu Dilay

Posted on October 25, 2016October 25, 2016 by Cowke

Kooxo Hubeysan ayaa  gudaha degmada Waabari ee Gobolka Banaadir waxa ay ku dileen ala ha u naxariistee Gaashaanle dhexe C/casiis… Sii akhri

Madaafiic ku dhacday Xaafadaha Gal-kacyo

Posted on October 24, 2016 by Cowke

Faah Faahin Dheeraad ah ayaa ka soo baxeeyso Dagaal Culus oo Maanta ka dhacay Magaalada Gal-kacyo Ee Xarunta Gobolka Mudug.… Sii akhri

Qarax qasaare geeystay oo ka dhacay Dalka Japan

Posted on October 23, 2016 by Cowke

Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya  labo qarax oo maanta ka dhacay magaalada Utsnomiya oo dhacda Waqooyiga Tokyo ee Caasimada… Sii akhri

Al-shabaab oo La wareegay Deegaan Muhiim ah Gobolka Hiiraan

Posted on October 23, 2016October 23, 2016 by Cowke

Ciidamada Al-shabaab  ayaa la wareegay deegaanka Halgan ee Gobolka Hiiraan kadib markii Ciidamada Ethopia iyo kuwa dowlada Soomaliya oo mudooyinkii… Sii akhri

Majaajileeyste Soomaaliyeed oo Caan ah oo ku Geeriyooday Kampala

Posted on October 23, 2016October 23, 2016 by Cowke

Alla ha u naxariistee waxaa Magaalada Kampala ee caasimada dalka Uganda ku geeriyooday Marxuum C/salaan Yuusuf Jiimi oo ka mid… Sii akhri

Wasiir Katirsan Maamulka Galmudug oo is Casilay

Posted on October 22, 2016October 22, 2016 by Cowke

Wasiir Ku-xigeenkii Wasaaradda Bay’adda Dhirta iyo Daaqa ee Dowlad Gobaledka Galmudug, Abdi Fatah Mohamud Ahmed ayaa ku dhawaaqay in uu… Sii akhri

Wasiirka Arimaha Gudaha Somalia oo Ka hadlay Dagaalada Gal-kacyo

Posted on October 22, 2016 by Cowke

C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa) Wasiirka Arimaha Gudaha Xukuumada Somalia oo La hadlay Warbaahinta Dowlada ayaa ka hadlay Dagaalada ka soconayo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close