Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cowke

Al-Shabaab oo Weerar is qarxin iyo Dagaal Toos ah ku Qaaday Afgooye

Wararka hadda Naga Soo Gaaraya Degmada Afgooye Ee G/Sh/Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in Degmada Afgooye Weerar loo Adeegsaday Gaario… Sii akhri

Posted on October 18, 2016 by Cowke

Puntland oo beenisay in ay wada hadal kula jirto Gal-Mudug

Posted on October 18, 2016 by Cowke

Puntland ayaa si kulul u beeniysay in wada-hadal ay kula jiraan Galmudug oo ku aadan sidii loo xalin lahaa dagaalada… Sii akhri

R.W Cumar oo Hambalyo u direy Hoggaan ka Cusub ee Maamulka Hirshabeelle

Posted on October 18, 2016 by Cowke

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke ayaa soo dhoweeyey doorashadii ka dhacdey magaalada Jowhar ee lagu… Sii akhri

Madaxweynaha Hir Shabelle oo La doortay

Posted on October 17, 2016October 17, 2016 by Cowke

War Deg Deg Ah oo Hadda Naga soo Gaaray Magaalada Jowhar ayaa waxa ay sheegayaan in Cali cabdulaahi Cosoble uu… Sii akhri

Manchester United iyo Liverpool oo Fooda Is Dari Doono Caawa Kulan Xiiso Badan

Posted on October 17, 2016October 17, 2016 by Cowke

Ciyaar aad u xiiso badan oo kamid ah Ciyaaraha Horyaalka Dalka ingiriiska ayaa caawa garoonka Anfield ee kooxda Liverpool kuwada ciyaari… Sii akhri

Shariif Xasan oo ku dhawaaqaya in uu yahay Musharax Madaxweynaha Somalia

Posted on October 17, 2016October 17, 2016 by Cowke

Sida ay sheegayaan Illo ku dhaw dhaw Madaxtooyada Maamulka Koofur galbeed  Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa… Sii akhri

Doorashada madaxweynaha Hir Shabelle oo Jowhar ka dhaceysa

Posted on October 17, 2016October 17, 2016 by Cowke

Waxaa lagu wadaa in goordhow Magaalada Jowhar ay ka dhacdo Doorashada Madaxweynaha Maamulka Hir Shabelle. Doorashada xilkaan ayaa waxaa ku… Sii akhri

Al-Shabaab oo la wareegay Deegaan Muhiim ah Gobolka Sh/Hoose

Posted on October 17, 2016October 17, 2016 by Cowke

Warar lagu baahiyay baraha Ururka Al-shabaab ayaa lagu sheegay in Ciidamada Al-shabaab ay dagaal kula wareegeen gacan ku heynta  deegaanka… Sii akhri

Beesha Caalamka oo Walaac ka muujisay Xubnaha Aqalka sare ee Somalia

Posted on October 17, 2016October 17, 2016 by Cowke

Qaramada Midoobay, Midowga Afrika, Midowga Yurub, Urur-Goboleedka IGAD, Itoobiya, Talyaaniga, Sweden, Boqortooyada Midowday ee Britain ama Ingiriiska iyo Dowladda Maraykanka waxay aad… Sii akhri

Qaramada Midoobay oo Sheegtay in Daacish Lacago badan ay ka heshay Somalia

Posted on October 17, 2016October 17, 2016 by Cowke

Xog-hayaha guud ee Qaramada Midoobay Banki Moon ayaa sheegay in kooxda Daacish ay lacago gaaraya 30-Milyan oo ay bishaani heshay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close