Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cowke

Puntland iyo Galmudug oo Heshiis Hordhac ah ka Gaaray Colaadii Gaalkacyo

Madaxweynaha Dowlada Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas iyo Madaxweynaha Galmudug Cabdi Kariin Xuseen Guuleed ayaa heshiis hordhac ah waxa ay… Sii akhri

Posted on November 2, 2016November 2, 2016 by Cowke

Diyaarado Dagaal oo Duqeeyay Qeybo kamid ah Gobolka Shabeelaha Hoose

Posted on November 2, 2016November 2, 2016 by Cowke

Wararka ka imaanaya Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa ku waramaya in xalay saqdii dhexe tuulooyin hoos yimaada deegaanka Bariire ee degmada… Sii akhri

Muwaadin Soomaaliyeed oo Lagu Eedeeyay Qaraxyo ka Dhacay Dalka Dermark oo Xabsi La Dhigay

Posted on November 2, 2016November 2, 2016 by Cowke

Maxkamada Magaalada Aarhus ee dalka Denmark ayaa amar ku bixisay in Wiil Soomaaliyeed oo da’diisa lagu sheegay 24-sano jir in… Sii akhri

Wasaarada Amniga oo Sheegtay in Rag katirsan Al-Shabaab ay ku qabatay Garoonka Muqdisho

Posted on October 31, 2016October 31, 2016 by Cowke

PP- (Muqdisho) Wasaaradda Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaliya ayaa sheegtay in la xoojiyay amaanka dalka islamarkaana gacanta lagu dhigay Shabakado… Sii akhri

Dagaal Khasaare badan geeystay oo ka dhacay Afmadow

Posted on October 31, 2016October 31, 2016 by Cowke

PP- (Kismaayo) Dawlada Kenya ayaa guulo ka sheegatay dagaal Ciidamadeeda, kuwada Xoogga Soomaliyeed, jubbaland iyo Al-shabaab ku dhexmaray magaalada Afmadow… Sii akhri

Maydka 3 Ruux oo lagu arkay Deegaanka Buufoow

Posted on October 31, 2016 by Cowke

PP-(Marko) Wararka ka imaanaya Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa ku waramaya in Meydadka Seddex ruux oo si xun loo dilay in… Sii akhri

Haweeneey Kenyaan Ah oo Xoog Laga Soo Furtay Burcad Badeeda oo Cadaado Lagu soo Bandhigay

Posted on October 31, 2016October 31, 2016 by Cowke

PP-(Cadaado) Maamulka Galmudug ayaa Magaalada Cadaado ee Caasimada Kmg-ga ee Maamulkaasi waxa uu kusoo bandhigay haweeney Kenyan ah oo xalay… Sii akhri

Dowlada Somalia oo Amartay in la Xiro Safaarada Somalia Ee Sanca

Posted on October 30, 2016 by Cowke

Dowladda Federaalka Soomaliya ayaa amar ku bixisay in la xiro Safaaradda Soomaliya ee dalka Yemen kadib markii ay sheegtay in… Sii akhri

Diyaar-garowga Amniga Doorashada oo Muqdisho laga Dareemayo

Posted on October 30, 2016October 30, 2016 by Cowke

PP-Muqdisho: Taliska Booliska Soomaaliyeed ayaa sheegay in ay u diyaargaroobeen sugida Amniga Doorashada oo lagu wado in ay ka dhacdo… Sii akhri

Al-Shabaab oo la Wareegay Goof-Gaduud

Posted on October 30, 2016October 30, 2016 by Cowke

PP-(Baydhabo) Ciidamada Ururka Al-shabaab ayaa dagaal qorshaysan ku qaaday deegaanka Goof-gaduud oo ka tirsan Gobolka Baay waxaa u suurta gashay in… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close