Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cowke

Qarax Ismiidaamin Ah oo Muqdisho Ka dhacay

PP- (Muqdisho) Gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa Ayaa Goordhow isku qarxiyay goob ay ku sugnaayeen Ciidamo u diyaarsanaa Sugida… Sii akhri

Posted on November 5, 2016 by Cowke

Dibad Bax Looga Soo Horjeedo Xasan Sheekh oo Ka dhacay Guri-Ceel

Posted on November 5, 2016 by Cowke

Wararka Naga soo Gaaraya Magaalada Guriceel Ee Gobolka Gal-Gaduud ayaa waxa ay sheegayaan in maanta Magaalada Guriceel uu ka dhacay… Sii akhri

Madaxweynaha Soomaaliya oo soo dhoweeyey bilowga doorashooyinka Baarlamaanka

Posted on November 5, 2016November 5, 2016 by Cowke

Muqdisho-(PP)- Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xassan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhoweeyey bilowga doorashooyinka Baarlamaanka oo maanta ka bilowday Garoowe,… Sii akhri

QM oo Sheegtay in Al-Shabaab ay Qatar ku yihiin Amniga Doorashada Dalka

Posted on November 5, 2016November 5, 2016 by Cowke

Qaramada Midoobay warbixin ay soo saartay ayay ku sheegtay in xarakada Al-shabaab ay tahay weli Qatarta ugu weyn ee jirta… Sii akhri

Madaxweynaha Hirshabelle oo ku Dhawaaqay Xubnaha u Tarmaya Aqalka Sare

Posted on November 5, 2016November 5, 2016 by Cowke

Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle mudane Cali C/laahi Osoble ayaa ku dhawaaqay Magacyada Musharixiinta Xubnaha Aqalka ee dalka ee ka imaanaya deeganada… Sii akhri

Xiisad Colaadeed oo ka Taagan Beled-Xaawo

Posted on November 4, 2016 by Cowke

Wararka ka imaaanaya degmada b/xaawo ee gobolka gedo ayaa ku waramaya in maanta xiisad ay ka jirto qeybo kamid ah… Sii akhri

Qarax Qasaare Geeystay oo ka dhacay Dalka Turkiga

Posted on November 4, 2016 by Cowke

Wararka laga helayo dalka Turkiga ayaa waxa ay sheegayaan in Qarax Qasaare Geeystay oo loo adeegsaday Gaari Waxyaabaha Qarxa laga… Sii akhri

Madaxweynaha Somalia oo soo dhaweeyey heshiiskii Abuu Dhabi ay ku gaareen Puntland iyo Galmudug.

Posted on November 4, 2016 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhoweeyey heshiiskii dhawaan magaalada Abu Dhabi ay ku kala saxiixdeen… Sii akhri

Dooni Ay la socdeen in ku Dhow 300 oo muhaajiriin oo ku Dagtay Xeebaha Liibiya

Posted on November 4, 2016November 4, 2016 by Cowke

Inta la xaqiijiyay 239-qof  muhaajiriin ah ayaa ku dhimatay Badda Mediterraneanta ee xeebaha dalka Libya kadib markii doonidii ay la… Sii akhri

Koox Hubeeysan oo Nabadoon Muqdisho Ku Dishay iyo Ciidamada oo Qabtay Kooxdii Dilka Geeystay

Posted on November 2, 2016November 2, 2016 by Cowke

Wararka ka imaanaya Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir ayaa ku waramaya In gudaha degmadaas rag hubeysan ay ku dileen nin… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close