Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhoweeyey heshiiskii dhawaan magaalada Abu Dhabi ay ku kala saxiixdeen Madaxweynaha Dowlad Gobolleedka Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo Madaxweynaha Galmudug Cabdikariim Xuseen Guuleed.
Madaxweynaha ayaa ugu baaqay Labada Madaxweyne ee Galmudug iyo Puntland inay sida uu yahay u fuliyaan heshiiskaaas ku saabsan nabad waarta oo laga gaaro dagaallada dhaxmaray dadka walaalaha ah ee ku nool magaalada Gaalkacyo.
“ Waxaan ugu baaqayaa Madaxweyaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo Madaxweynaha Galmudug Cabdikariim Xuseen Guuleed in ay ka shaqeeyaan sidii uu u dhaqan geli lahaa heshsiiska ay ku kala saxiixdeen Abu-Dhabi si mar dambe uusan u daadan dhiigga dadka waalaalaha ah ee k u nool degmada Gaalkacyo. Dowladda Federaalka waxay diyaar u tahay inay labadda dowlad Gobolleed ay ku garab istaagto in heshiiskaasi sida uu yahay u dhaqan galo” ayuu yiri Madaxweynaha.
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa uga mahad celiyey Amiirka dalka Isutaga Imaraadka Carabta Sheekh Khaliifa Bin Zayed Al Nahyan iyo Dhaxal Sugaha Isutaga Imaaraadka Carabta Sheekh Maxamed Bin Zayed Al Nahyan dedaaladii ay ka geysteen heshiiska lagu nabadeynayo Gaalkacyo ee ay gaareen Puntland iyo Galmudug. Madaxeynaha ayaa sidoo kale uga mahad-celiyey dowladda Imaaraadka Carabta sida walaltinimada ah ee ay uga qeyb qaadaty dib u dhiska, horumarka iyo nabadeynta Soomaaliya.
Ugu dambeyntii Madaxweynaha ayaa sheegay in xirriirka ka dhaxeeya dowladaha Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta uu yahay mid adag oo soo jireen ah, Soomaaliyana ay ka go’antahay in xiriirkaas taariikhiga ah uu sii xoogeysto.
—-Dhammaad—
PUNTlAND POST

Cadaado wax xaq iyo salaaxiyaad midna uma laha inay waan waan ka raadiso Puntland, Waxa kaliya oo puntland ubanaanaa oo aysan suubin wuxuu ahaa inay Cadawga gacmo bir oo uusan waligiis kasoo noqon ku qabato.
Jileeca Madaxwaynaha Puntland darteed ayaa Cadawgu hadba waraaqo uga saxiixan oo Magaciisa ula tagin.
Cadaado ma ahayn ku duula Galkacyo, Waxa damaca galiyey waa Mr Culusow iyo Xamarta lahaysto.
Ciidamada iyo shacabka Puntland ha iska kaashadeen Cadawga.
Hawiye wuxuu u soo duulay innuu gabiyo dadkayaga , Sidaas darteed gabintoodu waa xaq iyo sharci, laakiin puntland waa in ay yeelataa waxii ay Cadawgeeda ku jabin lahayd.
Hawiye kaagama Sokeeyo Al shabaab puntland ku soo duulay, laakiin waa kaaga shisheeyaa waana ka cadawsanyahay.
Cadaado, Mr Culusow, iyo Nabadoonada beenataa oo Burcada cadawga ka dambaysaa waxay isu haystaan inaan la ogaan karin
Istuskooda beentaa.
Waxaan si xun u dhaliilin , in Dr Gas uu markale gacanta utaago oo
Heshiis beena marlabaad la galo.
Hawiye waa dad been ah, oo Mr Culusow iyo Xamar isku halayn,
Arabic iyo Somali.
“Laqad naadayta xayan walaakin laa xayaata liman tunaadii”
Maxay tahay somalinimada, diinta, iyo Aadaabta ka dambaysa, duulaanka Galkacyo, Gadawgu kusoo daaq qaadin.
Cadawgii shalay Somalia burburiyey, ayaa Gacmihii iyo lugihii cadaawada dhaqdhaqaajina, oo Heshiis beena madaxda puntland waraaqo la saxiixay ka xadin.
Somalia isu tag aan Cadawga Galkacyo Mudug ku soo duulay ku qabano.
Curaafnimo darteed ayey marlabaad isku dayin bur burka Somalia inay Galkacyo Mudug ka bilaabaan.
Waa ciil iyo cadaawad waxa Hawiyuhu ka dambeeyaa, taas na maaha mid Somalinimo dhalindoonta hadaan Cadawga la qaban oo Somalia darteed cidii rabtay loo qaban.
Cadawga Hawiyuhu uma baahna waan waan, waa dad cadaawad kor iyo hoos uwada jira, balan qaad iyo insaanimo ka baxsan.
Somalida waxaan kula talin lahaa inay si wada jira uga dheeraato Madaxwane kasoo jeeda qabaailka Hawiye, haddii taasu dhacdo Somalia Colaad iyo cadaalad xumo kama baxayso.
Mida kale way adagtahay in Somalinimo lahelo inta Xamar lahaysto.
Waxaynu ogsoonahay In Hawiye colaad kala hortagin Madaxwayne kasta oo ladoortay oo aan Hawiye kasoo jeedin.
Ururada dagaalada kawada Somalia dhexdeeda, iyo Colaadaha Somalia ka jira waxaa horseed uah gacan kuhaynta Mogadishu iyo isku halaynta madaxda kasoo jeeda Hawiye, kuwaas oo Somalia ku marin habowday maalintii ladoortay.
Dagaalka Gaalkacyo wuxuu cadayn u yahay Somalinimada wax qabadka, iyo shaqooyinka Villa Somslia umadda Somalia uhayso.
Somalia waxay ubaahantahay ka xorowga dhaqdhaqaaqyada ubaysan. Colaada gudaha, tuugada, beenta iyo istuska ku dhisan.
Colaada Galkacyo waa mid cadaw soo qorsheeyey oo ula jeedooyin badan leh. Haddii cadaw kula daris yahay Colaada ayaa kula daris ah. Colaada Galkacyo waa mid damac Hawiye oo aan jirin kudhisan,
Puntland waxay ubaahantahay wax kasta oo ay isaga isga ilaaliso COLAADAHA kusoo wajahan dadkeeda iyo dalkeeda. Iyo cadawgu inuusan marna hor istaagin Horay umarkeeda.
W.kh.
Sharif Hassan intii uusan isu sharixin madaxtooyada Somalia , maleeyahay:
Aqoon, Karti, Cadaalad, iyo Somalinimo?
Maka maran yahay burcadnimada Mr Culusow?
W.kh
Mr Culusow maxaad GALKACYO Mudug igu soo duulin, ma ogtahay Ceelbuur inay Xaruntii Boqor Osman ahaan jirtay, wax Hawiye Sheegtana aan lagu ogayn dhulka Gaalkacyo, ma ogtahay Hawiyaha Galkacyo Mudug nala dagan inay naga soo galeen Hobyo, meshii Hawiye awoowayaashi Somalia lagasoo galiyey.
Muxuu yahay damaca Araweello ubadkeeda idin ka galay?