Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cowke

Madaxweynaha Galmudug oo soo gaaray Muqdisho

PP – (Muqdisho): Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Gelle Xaaf iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa goordhow soo gaaray magaalada Muqdisho.… Sii akhri

Posted on October 28, 2017October 28, 2017 by Cowke

Shirka Madaxda Dowlada iyo Kuwa Maamul Goboleedyada oo Maanta ka Furmaya Muqdisho

Posted on October 28, 2017October 28, 2017 by Cowke

Maanta oo taariikhdu ku beegantahay 28 Octobar ayaa waxaa lagu wadaa in Muqdisho uu ka furmo shirka u dhaxeeya Madaxda… Sii akhri

Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu helay in uu yahay Al-Shabaab oo lagu Xukumay Jarmalka

Posted on October 28, 2017October 28, 2017 by Cowke

Maxkamadd ku taala magaalada Frankfurt ee dalka jarmalka ayaa ku xukuntay muwaadin Somali-jermal ah labo sano iyo toban bilood oo… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo ka Tacsiyeeyay Geerida Janaraal Maxamed Abshir Muuse

Posted on October 26, 2017October 26, 2017 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Janaraal Maxamed Abshir Muuse oo… Sii akhri

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo si balaaran loogu soo dhoweeyay Turkiga

Posted on October 26, 2017October 26, 2017 by Cowke

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Ankara ee… Sii akhri

Haweeneey Sarkaalad aheyd oo katirsan Ciidamada Booliska oo lagu dilay Muqdisho

Posted on October 26, 2017 by Cowke

Kooxo hubeysan ayaa xalay Xaafadda Seybinaayo ee Degmadda Hodan waxay ku dileen haweeneey aheyd sarkaal katirsan ciidamada Booliska Soomaaliya. Allaha… Sii akhri

Qarax Goordhow ka dhacay Guri ku yaalo Muqdisho

Posted on October 25, 2017 by Cowke

Waxaa Goordhow Qarax uu ka dhacay guri ku yaala degmada Kaaraan Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka Soomaaliya. Qaraxaan oo Goordhow… Sii akhri

Ciidamada AMISOM oo 16- Ruux ku toogtay duleedka Muqdisho

Posted on October 25, 2017October 25, 2017 by Cowke

Wararka naga soo gaaraya deegaanka Lafoole ee ee dhaca inta u dhaxeeysa Muqdisho iyo Afgooye ayaa sheegay in Ciidamada AMISOM… Sii akhri

Ra’iisul wasaare kheyre oo ku wajahan Turkiga

Posted on October 25, 2017October 25, 2017 by Cowke

Ra’iisul wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre iyo wafdi balaaran uu hogaaminayo ayaa maanta lagu wadaa in ay… Sii akhri

Safiirkii Soomaliya ee Ingiriiska C/raxmaan Ceynte oo icasilay

Posted on October 25, 2017October 25, 2017 by Cowke

C/raxmaan Yuusuf Ceynte oo ahaa Safiirkii Soomaaliya ee dalka ingriiska  ayaa ku dhawaaqay In uu iska casilay xilkaas. Mr Ceynte oo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close