Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cowke

Madaxweyne Farmaajo iyo Ismaaciil Cumar Geele oo kulmay

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo safar shaqo ku maraya qaar ka mid… Sii akhri

Posted on October 25, 2017October 25, 2017 by Cowke

Gudoomiyaha Aqalka sare oo ku wajahan Garoowe

Posted on October 24, 2017October 24, 2017 by Cowke

Wafdiga uu hugaaminayo Guddoomiyaha Aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi C/laahi ayaa lagu wadaa in ay Saacadaha Soo… Sii akhri

Madaxweynaha Jubbaland oo ku baaqay in dagaalka Al-Shabaab loo Midoobo

Posted on October 24, 2017October 24, 2017 by Cowke

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa sheegay in musiibadii dhawaan ka dhacday Isgooyska Zoobe ee… Sii akhri

Al-Shabaab oo Xalay weerar ku Qaaday Degmada Afgooye

Posted on October 24, 2017October 24, 2017 by Cowke

Dagaalyahano Ka tirsan Al-shabaab ayaa xalay weerar ku qaaday saldhig ay ku sugnaayeen Ciidamada Dowladda Soomaliya oo ku yaala Degmada… Sii akhri

Maxamed Xaashi Carabey “Madaxweyne Gaas iyo Axmed Madoobe Galmudug faragalin ayey ku hayaan”

Posted on October 23, 2017October 23, 2017 by Cowke

Madaxweyne ku xigenka Galmudug Maxamed Xaashi Carabey ayaa ku eedeeyay Madaxweeynayaasha Puntland iyo Jubbaland in ay faragalin ku hayaan maamulka… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo la Kulmay Dhigiisa Uganda Yoweri Museveni

Posted on October 23, 2017October 23, 2017 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo safar shaqo ku jooga dalka Uganda, ayaa la kulmay dhiggiisa dalkaas… Sii akhri

Madaxweynaha Hirshabeelle oo Jowhar lagu Caleema-saarayo

Posted on October 23, 2017October 23, 2017 by Cowke

Magaaladda Jowhar ee Caasimadda Hir-shabeelle waxaa maanta lagu caleema-saarayaa madaxweynaha maamulkaas Maxamed Cabdi Waare. Xafladda caleema-saarka oo dhowr jeer dib… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo Gaaray Kampala

Posted on October 22, 2017 by Cowke

Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Soomaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa gaaray magaalada Kampala ee dalka Uganda. Waxaa garoonka Diyaaradaha ku… Sii akhri

Gaari ay la socdeen Dad rayid ahaa oo Miino kula qaraxday Duleedka Degmada Balcad

Posted on October 22, 2017 by Cowke

Wararka naga soo gaaraya Deegaan qiyaastii 11 KM u jira Degmada Balcad ee Gobolka Sh Dhexe ayaa sheegaya in halkaasi… Sii akhri

Golaha Aqalka Sare oo Ka Doodaya Khilaafka Dowladda iyo Maamul Goboleedyadda

Posted on October 22, 2017 by Cowke

Xildhibaanada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaliya ayaa maanta  kulan ku yeelanaya Magaaladda Muqdisho. Kulanka maanta waxaa shir gudoomin doona… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close