Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cowke

Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Somaliland oo Jabuuti ku geeriyooday

Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka maamulka Somaliland oo mudooyinkii dambe ku xanuunsanayay dalka Jabuuti ayaa lagu soo waramayaa inuu ku geeriyooday… Sii akhri

Posted on October 21, 2017October 21, 2017 by Cowke

Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada oo War-murtiyeed ka soo saaray xaalada Amni dalka

Posted on October 21, 2017October 21, 2017 by Cowke

War-murtiyeed kasoo baxay Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada  Soomaaliya oo ay ku mideysan yihiin Shanta Madaxweyne dowlad goboleed, ayaa looga hadlay… Sii akhri

Kulan Xasaasi ah oo Madaxweyne Farmaajo la yeelan lahaa Labada Gole ee Baarlamaanka oo baaqday

Posted on October 21, 2017October 21, 2017 by Cowke

Guddoonka Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaliya ayaa ku wargaliyay xildhibanada baarlamaanka Soomaliya in uu baaqday kulankii maanta ka dhici lahaa… Sii akhri

21- Octobar waa Maalin Ceen kee ah maxaysa Shacabka Soomaaliyeed uga dhigantahay?

Posted on October 21, 2017October 21, 2017 by Cowke

Arooryadii hore ee 21-kii Oktoobar sanadkii 1969-kii ayey aheyd markii koox ka tirsan ciidamadii milateriga iyo kuwa Booliska oo uu… Sii akhri

Maamulka G/Banaadir oo magacii ka badalay Wadada Soobe ee qaraxu ka dhacay

Posted on October 19, 2017October 19, 2017 by Cowke

Maamulka Gobolka Banaadir ee dowlada Soomaaliya ayaa maanta dayactir ku bilaabay wadada Soobe ee Muqdisho halkaasi oo 14-kii bishaan uu… Sii akhri

Dowladda oo ka hadashay Askari la sheegay in uu fuliyay Qaraxii Isgoyska Zoobe

Posted on October 19, 2017October 19, 2017 by Cowke

War-saxafadeed kasoo baxay Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa lagu beeniyay Warar ay baahiyeen Idaacadaha ka howlgala magaalada Muqdisho iyo… Sii akhri

Xildhibaan ka tirsan Jubbaland oo lagu toogtay Kismaayo

Posted on October 18, 2017October 19, 2017 by Cowke

Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee caasimadda KMG ah ee Maamulka  jubbaland ayaa ku waramaya in askari ku labisan dareeska… Sii akhri

Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo geeriyooday

Posted on October 18, 2017October 18, 2017 by Cowke

Waxaa goordhaweyd geeriyooday Xildhibaan Bootaan Ciise Caalin oo ka tirsanaa mudanayaasha Baarlamaanka  Federaalka Soomaaliya. Xildhibaankan ayaa ku geeriyooday Isbitaal ku… Sii akhri

Askari ka tirsanaa Dowladda Soomaliya oo lagu Eedeeyay Qaraxii Isgoyska Zoobe

Posted on October 18, 2017October 18, 2017 by Cowke

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya qaraxii 14-kii bishaan ka dhacay isgoyska Zoobe ee Magaalada muqdisho kaasi oo wali aysan… Sii akhri

Dowlada oo hakisay ilaa Amar dambe gaadiidka Xamuulka ee Dekedda ka shaqeeya

Posted on October 17, 2017October 17, 2017 by Cowke

Xukuumadda Federaalka Soomaliya ayaa hakisay ilaa amar dambe inay dibadda usoo baxaan gaadiidka xamuulka ee ka shaqeeya Dekadda Magaaladda Muqdisho.… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close