Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author PP-Muqdisho

RW KHAYRE: Caasimadda Maamulka Galmudug inay Dhuusa-mareeb tahay la iskuma haysto

Dhuusa-mareeb (PP) ─ Ra’iisul wasaaraha Somalia, Xasan Cali Khayre oo kaga qayb-galay degmada Dhuusa-amreeb kulan loogu mahad-celinayay ayaa ka dalbaday… Sii akhri

Posted on July 18, 2019July 18, 2019 by PP-Muqdisho

Maamulka Gobolka Banaadir oo billaabay in uu la xisaabtamo Maamullada Degmooyinka

Posted on July 18, 2019July 18, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, C/raxmaan Cumar Cusmaan (Inj.Yarisow) ayaa galabta kulan wadatashi iyo isla-xisaabtan ah… Sii akhri

Xidhibaanno Meel-mariyay Mooshin Cod loogu qaadayo Madaxweyne D-Trump

Posted on July 17, 2019July 17, 2019 by PP-Muqdisho

Washington (PP) ─ Aqalka odayaasha Maraykanka ayaa meel mariyay qaraar lagu cambaareynayo madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump iyo hadalkii cunsuriyadda lagu… Sii akhri

Maamulka Gobolka Banaadir oo Dib-u-dhis ku wada waddooyinka Magaalada Muqdisho

Posted on July 17, 2019July 17, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa ku boggaadiyey shaqada adag howlwadeennada… Sii akhri

SOMALILAND: Waxaan fashilinay dabin-daabyo ay noo maleegtay Dowladda Soomaaliya

Posted on July 15, 2019July 15, 2019 by PP-Muqdisho

Hargeysa (PP) ─ Maamulka iskiis isku magacaabay ee Somaliland ayaa sheegtay inay fashilisay qoshe ay wadday Xukuumadda Federaalka Somalia, kaasoo… Sii akhri

Dowladda Somalia oo Muqdisho ka billowday Qorshe lagula dirirayo Burcadda hubeysan

Posted on July 15, 2019July 15, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ciidamada Amniga DF ayaa Muqdihso billabay hawl-gallo lagula dagalamayo kooxo hubeysan oo dhac u geysanaya shacabka Xamar… Sii akhri

Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya oo si adag u cambaareeyay weerarkii Kismaayo

Posted on July 13, 2019July 13, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Wakiilka gaarka ah ee Midowga Afrika ee Somalia, danjire Francisco Madeira ayaa si adag u cambaareeyay weerarki… Sii akhri

Haweeney Maanta lagu wareejiyay gurigeeda oo laga haystay muddo 28-sanadood ah

Posted on July 13, 2019July 13, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, C/raxmaan Cumar Cusmaan (Inj.Yarisow) ayaa muwaaddin Soomaaliyeed Luul Maxamed Axmed (Luul… Sii akhri

Weerarkii lagu qaaday Kismaayo oo lasoo af-jaray iyo khasaarihii ka dhashay oo kordhay

Posted on July 13, 2019July 13, 2019 by PP-Muqdisho

Kismaayo (PP) ─ Hay’adaha amniga Jubbaland ayaa sheegay inay soo af-jareen weerarkii Al-shabaab ay shalay gellinkii dambe ku qaadeen Hoteel… Sii akhri

Faahfaahin; khasaarihii ka dhashay weerarkii Kismaayo iyo Al-shabaab oo sheegatay

Posted on July 12, 2019July 12, 2019 by PP-Muqdisho

Kismaayo (PP) ─ Warar dheeraad ah ayaa ka imaanaya weerarkii cuslaa ee galabta lagu qaaday hoteel ku yaalla bartamaha Kismaayo,… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close