Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author PP-Muqdisho

RW Khayre oo Xafiiskiisa ku Qaabilay Madaxa Haweenka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya

Muqdisho (PP) ─ Ra’iisul Wasaaraha Somalia, Xasan Cali Khayre ayaa kulan la qaatay Madaxa Haweenka Qaramada Midoobay u qaabishan Soomaaliya,… Sii akhri

Posted on August 15, 2018August 15, 2018 by PP-Muqdisho

Maamulka Banaadir oo shaqadii ka joojiiyay Saraakiil lagu eedeeyey Musuq-maasuq

Posted on August 15, 2018August 15, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa soo saaray wareegto uu shaqada… Sii akhri

Wasiirka Arrimaha Dibadda Ertirea oo soo gaaray Muqdisho, kulana la qaatay Khayre

Posted on August 13, 2018August 13, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaba Dibadda ee dalka Eritrea, Cusmaan Saalax oo uu ka mid yahay la… Sii akhri

Ciidanka AMISOM oo lagu Amray inay la Hawl-galaan Millateriga Dowladda Soomaaliya

Posted on August 11, 2018August 11, 2018 by PP-Muqdisho

Jowhar (PP) ─ Talilyaha ciidamada Midowga Afrika ee Somalia jooga [AMISOM], Jen. Jim Owoyesigire ayaa amar ku siiyay ciidamada AMISOM… Sii akhri

Ra’iisul Wasaaraha DF oo Maanta Daah-furay Gole Horumarin doona Dhaqaalaha Somalia

Posted on August 11, 2018August 11, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Khayre ayaa Maanta Daah-furay Golaha Dhaqaalaha Qaranka oo Madaxweynaha dalku wareegto ku… Sii akhri

Diyaarado duqeyn culus ka geystay Shabeellaha Hoose

Posted on August 11, 2018August 11, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Wararka laga helayo deegaanka Leego ee gobolka Shabeellada Hoose ayaa sheegaya in dyaarado dagaal oo aan la… Sii akhri

Dad Itoobiyaan ah oo lagu Laayay Jabuuti iyo Ganacsiyo ay lahaayeen oo la Bililiqeystay

Posted on August 11, 2018August 11, 2018 by PP-Muqdisho

Jabuuti (PP) ─ Warbaahinta dalka Itoobiya qaarkeed ayaa baahisay Sabtida maanta ah in lix qof oo kasoo jeeeda Qowmiyadda Oroma… Sii akhri

Madaxweynaha Somalia oo shaqadii ka eryay Shan Garsoore – kuwo kalena Magacaabay

Posted on August 9, 2018August 9, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Madaxweynaha Somalia, Maxamed Cabadullaahi Farmaajo ayaa maanta magacaabay shan garsoore oo ka tirsan maxkamadda sare ee dalka,… Sii akhri

Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somalia oo shaqada laga joojiyay

Posted on August 9, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ra’iisul Wasaaraha Somalia Xasan Cali Khayre ayaa shaqadii ka joojiyay wasiir ku xigeenka wasaaradda Arrimaha Dibadda Somalia,… Sii akhri

Al-shabaab oo la sheegay inay Qabsanayso Somalia haddii ay baxaan Ciidanka AMISOM

Posted on August 8, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Wargeys lagu magacaabo Foreign policy ayaa warbixin uu ka qoray Somalia ku sheegay in haddii ay dalka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close