Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author PP-Muqdisho

Qaraxyo is-xiga oo ciidamada AMISOM lagu eegtay Xaafad ka tirsan Degmada Huriwaa

Muqdisho (PP) ─ Ciidammo ka tirsan kuwa AMISOM ayaa qaraxyo lagula eegtay goor-dhaw isgoyska SOS ee degmada Huriwaa, iyadoo Qaraxyada… Sii akhri

Posted on August 8, 2018 by PP-Muqdisho

Ciidamada Millateriga Itoobiya oo Jigjiga ka watay Madaxweynihii hore ee Maamulka DDSI

Posted on August 7, 2018 by PP-Muqdisho

Jigjiga (PP) ─ Ciidamada Millateriga Federaalka Itoobiya ayaa lagu soo warramayaa inay maanta magaalada Jigjiga ka wadeen madaxweynihii xilka iska… Sii akhri

Khayre oo Khartuum kula kulmay Jaaliyadda iyo Ardayda Soomaaliyeed ee Dalka Suudaan

Posted on August 7, 2018 by PP-Muqdisho

Khartuum (PP) ─ Ra’iisul Wasaaraha xukummadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Khayre ayaa ardayda iyo jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka… Sii akhri

Madaxweynihii maamulka DDS Itoobiya oo is-casilay iyo mas’uul kale oo la…

Posted on August 6, 2018August 6, 2018 by PP-Muqdisho

Jigjiga (PP) ─ Madaxweynaha DDS Itoobiya, Cabdi Maxamuud Cumar ayaa goor-dhaw is-casilay, iyadoo xilka madaxweynaha maamulkaas oo ay rabshado ka… Sii akhri

Ciidammo aad u hubeysan oo Gudaha u galay Dirir-dhabe iyo Xaaladeeda oo kasii dartay

Posted on August 6, 2018August 6, 2018 by PP-Muqdisho

Dirir-dhabe (PP) ─ Wararka laga helayo Magaalada Dirir-dhabe ee dhulka Is-maamulka Soomaalida-Itoobiya, ayaa shegaya in halkaas maanta lagu dilay in… Sii akhri

Qarax Is-miidaamin ah oo ka dhacay Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellada Hoose

Posted on August 5, 2018August 5, 2018 by PP-Muqdisho

Afgooye (PP) ─ Ugu yaraan shan qof oo ay ku jiraan askar ka tirsan cidamada Dowladda Somalia ayaa lagu dilay… Sii akhri

Xaaladda Jigjiga oo Maanta Dagan iyo Xiisad laga soo sheegayo Magaalada Dirir-dhabe

Posted on August 5, 2018August 5, 2018 by PP-Muqdisho

Jigjiga (PP) ─ Xaaladda Magaalada Jigjiga ee xarunta Is-maamulka Soomaalida-Itoobiya ayaa maanta daggan, kaddib rabshado khasaare nafeed iyo mid hantiyeed… Sii akhri

RW Somalia oo Magacaabay Xubno Wasiirro ah oo ka Mid Noqonaya Xukuumaddiisa

Posted on August 5, 2018August 5, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ra’iisul Wasaaraha Somalia, Xasan Cali Khayre ayaa maanta magacaabay tiro wasiirro ah oo buuxinaya wasaarado wasiiradoodii horay… Sii akhri

Ciidanka Ammaanka DF Somalia oo Toogasho ku dilay rag hubeysan oo watay Gaari yar

Posted on August 5, 2018August 5, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ugu yaraan laba qof ayaa dhintay, saddex kalena dhaawacyo kala duwan ayaa soo gaaray, kaddib markii ciidammo… Sii akhri

Duqa Muqdisho oo Amaanka Caasimada kala hadlay ciidammo fara badan oo booliis ah

Posted on August 5, 2018August 5, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa ka qeyb galay munaasabad… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close