Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author PP-Muqdisho

Maamulka Gobolka Banaadir oo billaabay Qorshe cusub oo ay kuwada shaqeynayaan…

Muqdisho (PP) ─ Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) oo kulan la qaatay Madaxda Jaamacadaha… Sii akhri

Posted on August 4, 2018 by PP-Muqdisho

Mareykanka oo sheegay inay duqeyn culus ku dileen xubno ka tirsan Al-shabaab

Posted on August 3, 2018August 3, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Millateriga Mareykanka ayaa sheegay in afar xubnood oo ka tirsan ururka Al-shabaab ay maanta ku dileen duqeyn… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo loogu baaqay inuu Raalli-gelin ka bixiyo Hadal Caro Dhaliyay

Posted on August 3, 2018August 3, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Xisbiyada kala ah; DALJIR, WADAJIR, HORUSOCOD iyo KULAN, ayaa Warsaxaafadeed  ay soo saareen waxay madaxweynaha DF, Maxamed… Sii akhri

Ururka Al-shabaab oo Madaafiic khasaare dhalisay ku Weeraray Degmada Balcad

Posted on August 3, 2018August 3, 2018 by PP-Muqdisho

Balcad (PP) ─ Kooxda Al-shabaab ayaa xalay madaafiic hoobiyeyaal ah ku weeraray degmada Balcad ee gobolka Shabeellada Dhexa, waxaana ku… Sii akhri

Mideynta Hawl-gallada lagu sugayo Amniga Magaalada Muqdisho oo lasoo Dhaweeyay

Posted on August 2, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Shirka todobaadlaha ah ee Degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa lagu soo bandhigay qorshe howleedka Gobolka ee uu kaga… Sii akhri

Dowladda Hoose ee Xamar oo Ganacsatada Gowraca Xoolaha kala Hadashay Arrimo la…

Posted on August 2, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa kulan looga tashanayay sidii xal-waara… Sii akhri

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee DF oo Xukuno ku riday Eedeysanayaal la Horkeenay

Posted on August 2, 2018August 2, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Somalia ayaa maanta ku xukuntay xabsi min 15-sano ah laba ruux oo… Sii akhri

JABUUTI: Waan ka xunnahay in Farmaajo uu si Indho la’aan ah u taageero Dowladda Eritrea

Posted on August 1, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Dowlada Jabuuti ayaa  ku tilmaantay wax aad looga naxo  in madaxweynaha Somalia, Maxamed C/llaahi Farmaajo uu ku… Sii akhri

Ciidanka AMISOM oo Mudada loo kordhiyay iyo Qorshahii lagu dhimi lahaa oo dib loo dhigay

Posted on July 31, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa kulan ay xalay ku yeesheen ku yeesheen xaruntooda New York waxay… Sii akhri

Khayre: Colaadda Tukaraq waa in lagu beddelo xasillooni, horumar iyo midnimo

Posted on July 30, 2018July 30, 2018 by PP-Muqdisho

Garoowe (PP) ─ Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre oo ku sugan magaalada Garowe ee xarunta dawlad… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close