Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author PP-Muqdisho

AKHRISO: War-murtiyeedka Heshiiska ay kala saxiixdeen Dowladaha Somalia iyo Eritrea

Asmara (PP) ─ Dowladaha Somalia iyo Eritrea ayaa waxay maanta kala saxiixdeen heshiis ka kooban afar qodob, kaddib booqasho saddex… Sii akhri

Posted on July 30, 2018July 30, 2018 by PP-Muqdisho

Madaxweyne Farmaajo oo sheegay in Eritrea ay la Saxiixdeen Heshiisyo Miro-dhal ah

Posted on July 29, 2018 by PP-Muqdisho

Asmara (PP) ─ Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo oo ku sugan dalka Eritrea ayaa hadal uu warbaahinta ku siiyay magaalada… Sii akhri

WASIIR GEELLE: Eritrea waxay isu soo dhaweyn kartaa Soomaaliya iyo imaaaadka Carabta

Posted on July 29, 2018 by PP-Muqdisho

Asmara (PP) ─ Wasiirka Warfaafinta Somalia, Daahir Maxamuud Geelle oo ka mid ah wafdiga Madaxweyne Farmaajo oo booqasho ku jooga… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo si Maamuus leh loogu soo dhaweeyay Asmara

Posted on July 28, 2018July 28, 2018 by PP-Muqdisho

Asmara (PP) ─ Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Asmara… Sii akhri

Maamulka Banaadir oo sheegay inay xoogga saarayaan Waxbarashada Muqdisho

Posted on July 28, 2018July 28, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Duqa Muqdisho, ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa daah-furay barnaamijka bandhigga Jaamacadaha… Sii akhri

Wariye u shaqeynayay Telefishin oo Maanta lagu Toogtay Magaalada Muqdisho

Posted on July 26, 2018July 26, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Allaha u naxariistee waxaa galabta lagu dilay Muqdisho Wariye  C/risaaq Qaasim Iimaan oo ahaa filim-qaade u shaqeynayay… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo ku baaqay in laga Qayb-qaato qorshaha Horumarita Waddanka

Posted on July 26, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Madaxweynaha Somalia, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad u jeediyey kumannaan mutadawiciin ah oo hormuud u ah xoogagga… Sii akhri

RW Khayre oo Qaabilay Wafdi ka Qayb-galaya Shirka Horumarinta Waxbarashada Sare

Posted on July 26, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ra’iisul Wasaaraha Somalia, Xasan Cali Khayre ayaa xalay xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socoda waddamada Thailand, koonfur… Sii akhri

Maxkamada Ciidanka Qalabka sida oo Xukun ku riday eedeysane ka tirsan Ururka Daacish

Posted on July 26, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada Qalabka sida ee Dowladda Federaalka Somalia ayaa xabsi daa’in ku xukuntay Jaamac… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Khayre oo xilkii ka qaaday Wasiirka Waxbarashada Xukuumada Somalia

Posted on July 26, 2018July 26, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ra’iisul Wasaaraha Somalia, Xasan Cali Khayre ayaa xilkii ka qaaday maanta wasiirka waxbarashada xukuumadda Somalia, C/raxmaan Daahir… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close