Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author PP-Muqdisho

Xukuumada Somalia oo sheegtay inay ka-hor-tagayso Tacddiyada lagula kaco Haweenka

Muqdisho (PP) ─ Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuummadda Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) oo hadal kooban ka jeediyay gebagebadii aqoon iswaydaarsi… Sii akhri

Posted on July 25, 2018July 25, 2018 by PP-Muqdisho

Wasiir ku xigeen hore oo sheegay in ay jiraan shaqsiyaad Xogta DF siiya Kooxda Al-shabaab

Posted on July 25, 2018July 25, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Wasiir ku xigeenkii hore ee Wasaaradda Gaashaandhigga Somalia, Salaad Cali Jeelle oo hadda ah siyaasi ku xiran… Sii akhri

Dowladda Federaalka oo sheegtay in aysan Aqoonsanayn Jaamacadaha ku yaalla Dalka

Posted on July 25, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya, C/faxmaan Daahir Cismaan ayaa sheegay in wasaaradda wwaxbarashada aysan aqoonsanayn Jaamacadaha ku yaalla dalka… Sii akhri

Duqa Muqdisho oo ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin Amniga Muqdisho iyo Cafis uu horay…

Posted on July 24, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna Duqa Muqdisho aya isagoo ku sugan Magalada London ee xarunta Britain wuxuu ka… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya oo Maanta Muqdisho ka furay Shir Muhiim ah

Posted on July 24, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta daah-furay shirka caalamiga ah… Sii akhri

Faahfaahin kasoo baxay Weerarkii Kooxda Al-shabaab ay saakay ku qaday Baar-sanguuni

Posted on July 23, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxay weerar ay saakay Al-shabaab ku qaaday saldhig ay ciidamada dowladda Somalia… Sii akhri

Al-shabaab oo Guul ka Sheegatay Weerar ay ku qaaday saldhig ku yaalla Baar-Sanguuni

Posted on July 23, 2018 by PP-Muqdisho

Kismaayo (PP) ─ Kooxda Al-shabaab ayaa saakay weerar isugu jiray Qarax iyo mid toos ah ku qaaday saldhig ay ciidanka… Sii akhri

MADAXWEYNE FARMAAJO: Waa in is-beddel lagu sameeyo Qaabka loo Sugo Amniga Muqdisho

Posted on July 22, 2018July 22, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Madaxweynaha Somalia, Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa sheegay in laamaha ammaanka ay waajib ku tahay fududeynta dhaqdhaaqa iyo… Sii akhri

Askari ka tirsan Ciidamada DF oo Dhowr kun oo Shillin Somali ah u dilay Nin Darawal ah

Posted on July 22, 2018July 22, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Duhurnimadii maanta ayaa waxaa darawal ka mid ah kuwa gaadiidka dadweynaha ee Muqdihso lagu dilay Suuqa Kaaraan,… Sii akhri

Dood ku saabsan Shareecada Islaamka iyo Dastuurka oo Maanta lagu qabtay Muqdisho

Posted on July 22, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Muqdisho ku qabatay kulan dood-wadaag ah oo ku saabsan… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close