Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author PP-Muqdisho

Eedeysane la sheegay inuu filimaanta u duubi jiray Daacish oo Maxkamad lasoo Taagay

Muqdisho (PP) ─ Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidanka qalabka sida ee Somalia, ayaa maanta billowday dhageysiga Dacwad loo heysto ruux… Sii akhri

Posted on July 21, 2018July 21, 2018 by PP-Muqdisho

RW Khayre oo ku laabtay Muqdisho kana War-bixiyay natiijada shirkii Lusaka

Posted on July 20, 2018July 20, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ra’iisul Wasaaraha Somalia, Xasan Cali Khayre oo maanta dib ugu soo laabtay dalka ayaa ka war-bixiyay shir… Sii akhri

Mareykanka oo koox xiriir la leh Al-shabaab ku dartay liiska Kooxaha Argagaxisada

Posted on July 20, 2018July 20, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Dowladda Mareykanka, ayaa bayaan ay soo saartay shalay ku sheegtay inay liiska Argagixisada ku dartay kooxda Jamaactu… Sii akhri

Dowladda Somalia oo markii ugu horreysay ku biirtay Suuq Caalami ah oo ka jira Afrika

Posted on July 20, 2018 by PP-Muqdisho

Lusaka (PP) ─ Ra’iisul Wasaaraha Somalia, Xasan Cali Khayre uga qayb-galay kulan madaxeedka 20-aad ee Wadadmada ku bohoobay Suuqa Bariga… Sii akhri

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Wafdi uu Hoggaaminayo oo gaaray Dalka Sweden

Posted on July 20, 2018 by PP-Muqdisho

Stockholm (PP) ─ Duqa Muqdisho, ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, C/raxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) oo ka qeybgalay shirka Madasha Iskaashiga… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo Wacad ku maray inay Dhageysanayaan Talooyinka Shacabka

Posted on July 18, 2018July 18, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeeyb qaatay guddoominta Madasha Iskaashiga Soomaaliya ayaa sheegay in dadka… Sii akhri

Ethiopian Airways oo Maanta Duullimaadkii ugu horreeyay ku tagtay Magaalada Asmara

Posted on July 18, 2018July 18, 2018 by PP-Muqdisho

Addis Ababa (PP) ─ Shirkada diyaaradaha Ethipian Airlines, ayaa duulimaadkii u horeeyay oo toos ah ugu duushay magaalada Asmara ee… Sii akhri

AKHRISO: Khudbadii uu Madaxwene Farmaajo ka jeediyay Shirka Caalamiga ah ee Brussels

Posted on July 17, 2018 by PP-Muqdisho

Brussels (PP) ─ Madaxweynaha Somalia Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa khudbad dhinacyo badan leh ka jeediyay shirka caalamiga ah ee looga… Sii akhri

Shirka Brussels oo la sheegay inuu Xaqiijiyay Horumarka Ballaaran ka jira Soomaaliya

Posted on July 17, 2018July 17, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Duqa Muqdisho, ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) oo ka qeybgalaya shirka Madasha… Sii akhri

Dagaal Dhimasho iyo Dhaawac Sababay oo Maanta Muqdisho ku dhexmaray Ciidanka DF

Posted on July 17, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ugu yaraan laba askari ayaa ku geeriyooday, saddex kalena way ku dhaawacmeen iska-horimaad maanta Muqdisho ku dhex-maray… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close