Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author PP-Muqdisho

Madaxweyne cusub oo loo magacaabay maamulka Soomaalida Itoobiya

Addis Ababa (PP) ─ Kulan Addis Ababa ay ku yeesheen xisbiga hoggaamiya DDSI iyo Odayaasha dhaqanka maamulkan, ayaa waxaa la… Sii akhri

Posted on August 22, 2018August 22, 2018 by PP-Muqdisho

Al-shabaab oo lagu arkay direyska cusub ee Ciidamada Ammaanka Dowladda Soomaaliya

Posted on August 22, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Kooxda Al-shabaab ee ka Dagaallanta Somalia ayaa lagu arkay sawirro ay baahiyeen iyagoo xiran dharka ciidamada ammaanka… Sii akhri

Taliska AFRICOM oo sheegay inay duqeyn cirka ah ku dileen xubno ka tirsanaa Al-shabaab

Posted on August 22, 2018 by PP-Muqdisho

Kismaayo (PP) ─ Taliska ciidamada Mareykanka ee Afrika [AFRICOM] ayaa sheegay in duqeyn dhacday gelinkii dambe ee shalay lala beegsaday… Sii akhri

Dowladda Itoobiya oo loogu baaqay in baaris ay ku sameyso Tacddiyadii laga geystay DDSI

Posted on August 20, 2018August 20, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Hay’adda u doodda Xuquuqda Aadanaha Dunida ee Human Rights Watch ayaa ugu baaqday dowladda Itoobiya inay baaritaanno… Sii akhri

Xilliga uu billaabanayo Kalfadhiga Afaraad ee Baarlamanka Soomaaliya oo la Shaaciyay

Posted on August 20, 2018August 20, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Somalia, Mxamed Mursal Shiikh C/raxmaan ayaa maanta shaaciyay xilliga uu furmi doono kal-fadhiga afaraad… Sii akhri

Dagaalo dhex-maray Milateriga Soomaaliya iyo Al-shabaab

Posted on August 18, 2018August 18, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ugu yaraan 12-qof oo dhinacyadii dagaalamay isugu jira ayaa ku dhintay iska-hori-maadyo dhawr ah oo gobolka Shabeellaha… Sii akhri

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo soo xiray carwada bandhigga buugaagta Muqdisho

Posted on August 18, 2018August 18, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa soo xiray carwada bandhigga buugaagta Muqdisho oo… Sii akhri

Hay’adaha Dawlada Somalia oo lagu amray in ay dhaqan-geliyaan sharciga iibka Qaranka

Posted on August 17, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Xukuummadda Somalia, ayaa soo saartay amar faraya dhammaan wasaaradaha iyo hay’adaha kale ee dawladeed in ay ixtiraamaan,… Sii akhri

Injineer Yarisow oo Xarunta Dowladda Hoose kusoo dhaweeyay Madaxweyne ku xigeenka PL

Posted on August 17, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa Xarunta Dawladda Hoose ee Xamar… Sii akhri

Madaxweynaha Dowlada Somalia oo Maanta la Kulmay Guddiga Dhaqaalaha Qaranka

Posted on August 15, 2018August 15, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Somalia, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan la qaatay dhaqaale-yahanada Soomaaliyeed ee xubnaha ka ah… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close