Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author PP-Muqdisho

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Sharaxay Qorshaha DF ee Dayactirka Muqdisho Stadium

Muqdisho (PP) ─ Ra’iisul Wasaaraha Somalia, Xasan Cali Khayre, ayaa ballan qaaday in garoonka ciyaaraha Muqdisho lagu dhisayo barnaamijka Is-xilqaan… Sii akhri

Posted on August 30, 2018 by PP-Muqdisho

Madaafiic lagu duqeeyay Muqdisho iyo Askari toogasho ku dlay Wiil watay Mooto Bajaaj

Posted on August 30, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ugu yaraan shan qof oo ay ku jiraan haween iyo carruur ayaa ku dhaawacmay saddex madfac oo… Sii akhri

Ciidamada AMISOM oo ka Guuray Garoonka Kubadda Cagta ee Muqdisho Stadium

Posted on August 28, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ayaa maanta isaga guuray garoonka kubadda cagta ee Stadium Muqdisho oo muddo… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Shir-guddoomiyay kulan looga hadlay Shilin Soomaaliga cusub

Posted on August 28, 2018August 28, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ra’iisul Wasaaraha Somalia, Xasan Cali Khayre ayaa maanta shir-guddomiyay kulan Muqdisho lagu qabtay oo looga hadlay dhaqaalaha… Sii akhri

Degmada Cadaado oo lagu soo gaba-gabeeyay kulan looga hadlay dib u eegista Dastuurka

Posted on August 28, 2018August 28, 2018 by PP-Muqdisho

Cadaado (PP) ─ Tababarkan oo socday muddo afar maalin ah oo ay soo qabanqaabiyeen Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka XFS iyo wasaaradda dastuurka… Sii akhri

Kulan looga hadlay doorashooyinkii Soomaaliya oo lagu qabtay Nairobi

Posted on August 27, 2018August 27, 2018 by PP-Muqdisho

Nairobi (PP) ─ Dalladdaha bulshadda rayidka ee SOSCENSA iyo PUNSA oo kaashaneysa guddiga doorashooyinka Qaranka ee NIEC ayaa waxay ku… Sii akhri

Wasiir Sabriye iyo Eng. Yariisow oo ka Wada-hadlay Dardar-gelinta Adeegyada Bulshada

Posted on August 26, 2018August 26, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) oo xafiiskiisa kula kulmay Wasiirka Arrimaha… Sii akhri

Tababar la xiriira Waxbarashada Madaniga ee Dib-u-eegista Dastuurka oo ka Furmay…

Posted on August 25, 2018 by PP-Muqdisho

Cadaado (PP) ─ Wasaaradda Dastuuurka Xukuumadda Soomaaliya iyo Wasaaradda Dastuurka iyo Dib-u-heshiisiinta Galmudug, ayaa magaalada Cadaado ka furay maanta Tababarka… Sii akhri

Askari ka tirsan Ciidamada Jabuuti ee Qaybta ka ah AMISOM oo lagu dilay Qarax ka dhacay…

Posted on August 24, 2018August 24, 2018 by PP-Muqdisho

Jalalaqsi (PP) ─ Askari ka tirsan ciidamada Jabuuti ee qaybta ka ah hawl-galka AMISOM ee Somalia, ayaa ku geeriyooday Qarax… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Hawl-wadeenada Dekedda Xamar ku Boorriyay Arrin Muhiim ah

Posted on August 23, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ra’iisul Wasaaraha Somalia, Xasan Cali Khayre ayaa ku tagay maanta Kormer Dekadda Muqdisho, isagoo u kuur-galay hab-sami… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close