Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author PP-Muqdisho

Farmaajo: Al-shabaab carqabad weyn ayay ku tahay horumarka Soomaaliya

Beijing (PP) ─ Madaxweynaha Somalia, Maxamed C/llaahi Farmaajo oo khudbad ka jeediyey xiritaanka shirka Madasha iskaashiga Dalalka Afrika iyo Shiinaha… Sii akhri

Posted on September 4, 2018September 4, 2018 by PP-Muqdisho

Kooxo hubeysan oo Askar ka Tirsan Ciidanka Dowladda Soomaaliya ku Toogtay Muqdisho

Posted on September 4, 2018September 4, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Afar askari oo ka tirsanaa Ciidamada millateriga Soomaaliya, ayaa maanta lagu dilay degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir,… Sii akhri

Shirka Dowlad-goboleedyada Soomaaliya oo ka furmay Kismaayo

Posted on September 4, 2018September 4, 2018 by PP-Muqdisho

Kismaayo (PP) ─ Waxaa Xarunta Jubbaland ee Kismaayo ka furmay maanta shirkii madaxda maamul-goboleedyada dalka, kaasoo socon doona muddo saddex… Sii akhri

Dr. C/raxmaan Baadiyow oo Xil sare looga magacaabay Xukuumadda R/wasaare Khayre

Posted on September 3, 2018September 3, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Wareegto kasoo baxday Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Somalia, Xasan Cali Khayre ayaa loogu magacaabay Dr. C/raxmaan C/llaahi Macallin… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo goob-joog ka ahaa Furitaanka Shirweynaha Shiinaha iyo Afrika

Posted on September 3, 2018September 3, 2018 by PP-Muqdisho

Beijing (PP) ─ Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qayb galay furitaanka wada-hadallada heerka sare ee… Sii akhri

Madaxweynaha Koonfur-galbeed oo Gaaray Kismaayo iyo Shirkii Golaha oo Dib u dhacay

Posted on September 3, 2018 by PP-Muqdisho

Kismaayo (PP) ─ Madaxweynaha Maamulka Koonfur-galbeed, Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray Magaalada Kismaayo ee… Sii akhri

Maxkamadda Ciidamada DFS oo Xukunno ku ridday xubno ka tisran Al-shabaab

Posted on September 3, 2018September 3, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida ee Somalia, ayaa Maanta xukun ku riday dad lagu eedeeyey inay ka tirsan… Sii akhri

Baarlamaanka DDSI oo Cod Aqlabiyad ah ku Ansixiyay Golaha Cusub ee Wasiirrada

Posted on September 2, 2018 by PP-Muqdisho

Jigjiga (PP) ─ Golaha Baarlamaanka Dowlad-deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyay Maanta Golaha Wasiirrada maamulkaas ee uu… Sii akhri

Madaxda Maamul-goboleedyada Qaarkood oo Maanta Gaaray Magaalada Kismaayo

Posted on September 2, 2018 by PP-Muqdisho

Kismaayo (PP) ─ Waxaa magaalada Kismaayo maanta gaaray saddex ka mid ah madaxda maamul-goboleedyada dalka, iyadoo garoonka diyaaradaha Kismaayo ay… Sii akhri

Qarax aad u culus oo Goor-dhaw ka dhacay Degmada Hawl-wadaag ee Gobolka Banaadir

Posted on September 2, 2018September 2, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Qarax jugtiisa laga maqlay inta badan Degmooyinka Muqdisho, ayaa goor-dhaw ka dhacay degmada Hawlwadaag ee magaalada Muqdisho,… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close