Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author PP-Muqdisho

Kulan Gaar ah oo looga Hadlayo Xaaladda Guud ee Suuriya oo Maanta ka dhacaya Iiraan

Tehran (PP) ─ Shir saddex geesood ah oo diiradda lagu saarayo colaada dabada dheeraaday ee Waddanka Suuriya ayaa maanta galinka… Sii akhri

Posted on September 7, 2018 by PP-Muqdisho

Laacib ka cayaara Qaaradda Yurub oo Kabtan looga dhigay Xulka Kubadda Cagta ee Brazil

Posted on September 7, 2018 by PP-Muqdisho

Rio de Janeiro (PP) ─ Weeraryahanka Kooxda Kubadda Cagta ee Paris Saint-Germain, Neymar Da Silva JR, ayaa loo magacaabay kabtanka… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo booqday Xaruntii Degmada Hawl-wadaag ee la Qarxiyay

Posted on September 6, 2018September 6, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Madaxweynaha Somalia, Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta dib ugu soo laabtay dalka, kaddib shirkii saddex-geesoodka ahaa ee… Sii akhri

Duqa Muqdisho oo Guddoomiyey Kulan looga Hadlayay Horumarinta Magaalooyinka Dalka

Posted on September 6, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa guddoomiyey Shir looga hadlayay… Sii akhri

Maxaa looga hadlay Shirkii Toddobaadlaha ahaa ee ay yeesheen Golaha Wasiirrada DF?

Posted on September 6, 2018September 6, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ra’iisul wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya mudane Xassan Cali Khayre, ayaa shir-guddoomiyay kulanka golaha wasiirrada oo maanta looga… Sii akhri

Hogaamiyeyaasha Somalia, Itoobiya & Eritrea oo Heshiis Hordhac ah ku saxiixday Asmara

Posted on September 6, 2018September 6, 2018 by PP-Muqdisho

Asmara (PP) ─ Madaxweynaha Somalia, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, kan Eritrea, Isaias Afwerki iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa goor-dhaw… Sii akhri

Caasimadaha Turkiga iyo Somalia oo Ankara ku kala saxiixay heshiis ay ku Mataanoobeen

Posted on September 6, 2018 by PP-Muqdisho

Ankara (PP) ─ Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabadirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) iyo Dhiggiisa Magaalada Ankara ee dalka… Sii akhri

Warbixin laga soo saaray Xaaladda Xuquuqda Aadanaha Soomaaliya iyo Talooyin lasoo jeediyay

Posted on September 5, 2018September 6, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Khabiirka xuquuqda aadanaha ee Qaramada Midoobay ayaa warbixin dhinacyo badan kasoo saaray xaaladda xuquuqul aadanaha ee Soomaaliya,… Sii akhri

Guddoomiyihii Degmada Xamar-weyne oo la isugu daray Shaqo ka joojin iyo Xabsi

Posted on September 5, 2018September 5, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Guddoomiyihii degmada Xamar Weyne Cumar Shariif Maye (Cumar Jeeg) ayaa shaqo joojin lagu sameeyay, kaddib wareegto ka… Sii akhri

Madaxweynayaasha Somalia , Eritrea iyo RW Itoobiya oo ku kulmaya Magaalada Asmara

Posted on September 5, 2018September 5, 2018 by PP-Muqdisho

Asmara (PP) ─ Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hor-kacaya dadaallo lagu xoojinayo qodobbadii ka soo baxay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close