Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author PP-Muqdisho

Madaxweyne Farmaajo oo furay kal-fadhiga 4-aad ee Baarlamaanka Federaalka Somalia

Muqdisho (PP) ─ Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo furay kalfadhiga 4-aad ee Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya… Sii akhri

Posted on September 10, 2018 by PP-Muqdisho

FARMAAJO: Qof kasta oo Soomaali ah waa in uu Jimco walba Saacado u shaqeeyo Dalkiisa

Posted on September 10, 2018September 10, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Madaxweynaha Somalia oo maanta ka hadlay furitaankii kal-fadhigii afaraad ee Baarlamaanka Federaalka Somalia ayaa sheegay in looga… Sii akhri

Faahfaahin: Khasaarihii ka dhashay qaraxii Muqdisho

Posted on September 10, 2018September 10, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ugu yaraan lix ruux ayaa ku geeriyooday, tiro intaas ka badanna way ku dhaawacmeen Qarax culus oo… Sii akhri

Madaxweyne Mustafe Cag-jar oo si adag ula Dar-daarmay ciidamada Liyuu Booliiska DDSI

Posted on September 9, 2018September 9, 2018 by PP-Muqdisho

Jigjiga (PP) ─ Madaxweynaha Dowlad-deegaanka Soomaalida-Itoobiya, Mustafe Muxumed Cumar [Cag-jar], ayaa ciidanka Liyu Police-ka ugu baaqay inay ilaaliyaan xuquuqda shacabka… Sii akhri

Taliye Ku-xigeenkii hore ee Nabad-sugidda DF oo laga qaaday darajoojinkii ciidan, iyadoo…

Posted on September 9, 2018September 9, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ka dhigay dhammaan darajooyinkii ciidan, kana ruqseeyay hay’adda… Sii akhri

Maamulka Gobolka Banaadir oo billaabay in uu burburiyo jardiinooyin horay loo dhistay

Posted on September 9, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Maamulka Gobolka Banaadir ayaa caawa fuliyey qorshaha dib-u-soo-celinta dhulka Danta Guud oo Jardiinka Nambar Afar la banneeyey… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo Shir Wada-tashi ah ugu yeeray Madaxda Dowlad-goboleedyada

Posted on September 8, 2018September 8, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Maxamed [Farmaajo] ayaa shir wada-tashi ah ugu yeeray madaxda dowlad-goboleedyada dalka, kuwaasoo… Sii akhri

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Maanta Sagootiyay Danjire Michael Keating

Posted on September 8, 2018September 8, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre, ayaa maanta kulan sagootin ah Muqdisho kula yeeshay Michel… Sii akhri

Guddoomiyeyaal cusub oo loo magacaabay Maxkamadaha Demooyinka Gobolka Banaadir

Posted on September 8, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka ayaa maanta guddoomiyeyaal cusub u magacaabay 14-ka degmo ee gobolka Banaadir, kuwaasoo… Sii akhri

Mareykanka oo laga codsaday in Millateriga Somalia uu ka Caawiyo Dagaalka Al-shabaab

Posted on September 7, 2018September 7, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Taliyaha ciidanka xoogga Somalia, Jen. Daahir Aadan Cilmi (Indha-qarshe) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay saraakiil ka socotay Dowladda… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close