Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author PP-Muqdisho

Ururka IGAD oo shaaca ka rogay Mowqifkiisa ku aaddan doorashooyinka Jubbaland

Kismaayo (PP) ─ Mas’uuliyiin ka tirsan Ururka IGAD ayaa soo gunaanaday socdaal ay maalmihii lasoo dhaafay ku joogeen xarunta Jubbaland… Sii akhri

Posted on August 8, 2019August 8, 2019 by PP-Muqdisho

Wasaarada Waxbarashada DF oo amar culus kusoo rogtay Iskuullada ku yaalla Somalia

Posted on August 8, 2019August 8, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Talciinta Sare ee Dowladda Federaalka Somalia ayaa amar culus kusoo rogtay dhammaan iskuullada… Sii akhri

Murashaxiinta Jubbaland oo shuruudo adag ku xiray ka qayb-galkooda doorashada

Posted on August 7, 2019August 7, 2019 by PP-Muqdisho

Kismaayo (PP) ─ Musharraxiinta ka qayb-galaya doorashada Jubbaland ee la flinayo inay bishan ka dhacdo magaalada Kismaayo ee xarunta Jubbaland… Sii akhri

Muxuu Mareykanku ka yiri doorashada lagu wado in dhawaan ay ka dhacdo Jubbaland?

Posted on August 7, 2019August 7, 2019 by PP-Muqdisho

Kismaayo (PP) ─ Xukuumadda Washington ayaa war kasoo saaray doorashada la filayo inay bishaan dhammaadkeeda ka dhacdo maamulka Jubbaland, taasoo… Sii akhri

Taliska Ciidamada Booliiska Galmudug oo u digay Odayaashii fuliyay Amarkii Al-shabaab

Posted on August 6, 2019August 6, 2019 by PP-Muqdisho

Gaalkacyo (PP) ─ Dhawaan Al-shabaab ayaa u yeeray odayaashii soo xulay xildhibaannada golaha shacabka iyo kuwa maamul-goboleedyada, waxaana jira odayaal… Sii akhri

Ciidamada AMISOM oo la wareegaya Amaanka Xarumaha Doorashooyinka Jubbaland

Posted on August 6, 2019August 6, 2019 by PP-Muqdisho

Kismaayo (PP) ─ Dhaq-dhaqaaqyo ku aaddan in ciidamada AMISOM ay la wareegaan goobaha doorashooyinka Jubbaland ayaa maanta si weyn looga… Sii akhri

NABADDOON MUUSE: dilkii Yariisow waxaa laga dhex-abaabulay Xarunta Gobolka Banaadir

Posted on August 4, 2019August 4, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ehellada guddoomiyihii gobolka Banaadir Inj. Yariisoow ayaa shaaca ka qaaday inay tuhmayaan in qaraxii lagu dilay marxuumka… Sii akhri

Maydka Duqii hore ee Muqdisho oo la keenay Xamar iyo Amniga oo si aad ah loo adkeeyay

Posted on August 4, 2019August 4, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Diyaarad gaar ah oo sidday maydka Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Inj. C/raxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa… Sii akhri

Maydka Marxuum Yariisow oo kusoo wajahan Xamar iyo Waddooyin muhiim ah oo la xiray

Posted on August 3, 2019August 3, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Maydka guddoomiyihii hore ee gobolka Banaadir, ahaana Duqii Muqdisho, marxuum C/raxmaan Cumar Cismaan [Yariisow] ayaa lagu wadaa… Sii akhri

Muqdisho oo laga wado dadaal lagu doonayo in maamul loogu sameeyo Gobolka Banaadir

Posted on August 2, 2019August 2, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Xildhibaan C/qaadir Cosoble Cali oo ka mid ah Xubnaha Baarlamaanka Somalia ayaa sheegay inay ka shaqeynayaan qorshaha… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close