Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author PP-Muqdisho

Xildhibaannada Baarlamaanka oo Ansixiyay Isbedel lagu sameeyay Xeerka Bangiga Dhexe

Muqdisho (PP) ─ Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay wax-ka-bedel lagu sameeyay xeerka Bangiga Dhexe ee Somalia, taasoo timid xilli… Sii akhri

Posted on January 14, 2019 by PP-Muqdisho

Duqa Muqdisho oo dhagax-dhigay Garoonka Cayaaraha Qoob-dooro ee Degmada Kaaraan

Posted on January 14, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa dhagax-dhigay dhismaha Garoonka Cayaaraha… Sii akhri

Khilaaf soo dhex-galay Dal ka mid ah kuwa ay Ciidammadu ka joogaan Soomaaliya iyo QM

Posted on January 13, 2019January 13, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Maalmo kadib Khilaafkii ay Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay uu muran badan dhaliyay, ayaa waxaa soo… Sii akhri

Dowladda Somalia oo Shaacisay in ay Dileen Xubno Ajaanib ah oo ka tirsanaa Al-shabaab

Posted on January 13, 2019January 13, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ciidanka Kumaandoosta Somalia oo taageero ka helaya ciidamada Mareykan ayaa Hawl-galo qorsheysan ka fuliyay deegaanno ka tirsan… Sii akhri

Xildhibaan si kulul u Cambaareeyay Dhaqan cusub oo uu sheegay inay la timid DF Somalia

Posted on January 12, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Xildhibaan Faarax Sheekh Cabdulqaadir oo ka mid ah xildhibaanada Baarlamaanka Somalia ayaa sheegay in Dowladda Somalia ay… Sii akhri

Maxaa Sababay in Xoghayaha Difaaca Britain uu Baajiyo Safar uu ku imaan lahaa Xamar?

Posted on January 12, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Wargeyska The Independent ee kasoo baxa Britain, kana mid ah wargeysyada ugu afka dheer dalkaas ayaa qoray… Sii akhri

Guddi Sare oo ka shaqeyn doona soo celinta Hantida Qaranka oo Maanta la Magacaabay

Posted on January 10, 2019January 10, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Somalia, Xasan Cali Khayre, ayaa magacaabay Guddiga Badbaadinta iyo soo celinta Hantida Qaranka Soomaaliyeed.… Sii akhri

Duqa Muqdisho iyo Wasiirka Gargaarka oo ka wada-hadlay xal-u-helidda Barakacayaasha

Posted on January 10, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, C/raxmaan Cumar Cusmaan (Inj. Yarisow) ayaa la kulmay Wasiirka Gargaarka iyo… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo Hambalyo u diray Madaxda Cusub ee Dowladda Puntland

Posted on January 8, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha iyo Madaxweyne K/Xigeenka cusub ee… Sii akhri

Dowladda Somalia oo joojisay kulan Xisbiga Wadajir uga Socday Magaalada Muqdisho

Posted on January 7, 2019January 7, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ciidanka Ammaanka ee dowladda Soomaaliya ayaa maanta is-hortaag ku sameeyay siminaar uu bixinayay xisbiga Wadajr oo ka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close