Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author PP-Muqdisho

Duqa Magaalada Muqdisho oo ka Qayb-galay Daah-furka Siyaasadda Barakacayaasha

Muqdisho (PP) ─ Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir C/raxmaan Cumar Cusmaan Yariisoow, ayaa sheegay in siyaasadda barakacayaashu ay diiradda… Sii akhri

Posted on January 22, 2019January 22, 2019 by PP-Muqdisho

Askarta Muslimiinta ah ee ka tirsan Ciidanka Kenya oo billaabay inay ka baxaan Ciidamada

Posted on January 22, 2019 by PP-Muqdisho

Nairobi (PP) ─ Askarta Muslimiinta ah ee ka tirsan cidiamada Kenya ayaa la sheegay inay billlaabeen inay isaga baxaan ciidamada,… Sii akhri

GUDDOOMIYE MURSAL: Mukhtaar Roobow waan soo daynayaan ama waan is-casilayaan

Posted on January 22, 2019January 22, 2019 by PP-Muqdisho

Baydhabo (PP) ─ Guddoomiyaha Golaha Baarlamaanka Somalia, Maxamed Mursal Sh. C/raxmaan ayaa shalay kula kulmay Baydhabo Odayaasha, Wax-garadka, Dhallinyarada, Haweenka,… Sii akhri

WASIIR MAAREEYE: Dowladdu way la socotaa in Ganacsatadu ay Lacago siiyaan Al-shabaab

Posted on January 22, 2019January 22, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Somalia, Maxamed Cabdi Xayir [Maareeye] ayaa wrabahinta u sheegay in dowladda Somalia ay… Sii akhri

Isbeddel ballaaran oo ku yimid fikirkii Trump uu ka qabay Qaxootiga galaya Mareykanka

Posted on January 20, 2019January 20, 2019 by PP-Muqdisho

Washington (PP) ─ Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa wuxuu u muuqdaa inuu kasoo dabcay mowqifyadii adkaa ee uu ka taagnaa… Sii akhri

Al-shabaab oo Weerarro culus la beegsatay Saldhig ku yaalla Deegaanka Baar-Sanguuni

Posted on January 19, 2019January 19, 2019 by PP-Muqdisho

Kismaayo (PP) ─ Ururka Al-shabaab ayaa saakay aroortii hore weerarro isugu jiray Qaraxyo iyo kuwo toos ah ku qaaday saldhig… Sii akhri

Dagaal khasaara fara badan dhaliyay oo ka Dhacay Deegaanka Daynuunay ee Gobolka Bay

Posted on January 18, 2019 by PP-Muqdisho

Baydhabo (PP) ─ Ugu yaraan 10-ruux oo dhinacyadii dagaalamay u badan ayaa ku dhintay, tiro intaas ka badanna way ku… Sii akhri

Baarlamaanka Itoobiya oo Ansixiyay Sharci Xuquuq Dheeri ah u Ogolaanaya Qoxootiga

Posted on January 18, 2019 by PP-Muqdisho

Addis Ababa (PP) ─ Baarlamaanka Federaalka Itoobiya ayaa maanta oo Jimco ah meel-mariyay sharci cusub oo Qaxootiga ku nool dalkaas… Sii akhri

Suxufigii Kashifay Fadeexaddii Musuqmaasuq ee Xiriirka Kubadda Cagta Ghana oo la dilay

Posted on January 17, 2019 by PP-Muqdisho

Accra (PP) ─ Wariye u dhashay dalka Ghana oo ahaa suxufigii kashifay musuqmaasuq lacageed oo uu ku kacay xiriirka kubadda… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo kulan xasaasi ah la yeeshay Duubabka Dhaqanka K/Galbeed

Posted on January 17, 2019 by PP-Muqdisho

Baydhabo (PP) ─ Madaxweynaha Somalia, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulammo wada-tashi ah kula qaatay magaalada Baydhabo odayaasha iyo duubabka dhaqanka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close