Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author PP-Muqdisho

Muuse Biixi oo eedeyn kulul u jeediyay Madaxweyne Farmaajo

Hargeysa (PP) ─ Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta eedeeyn kulul u jeediyay madaxweynaha Dowladda Federaalka Somalia, Maxamed C/llaahi… Sii akhri

Posted on February 2, 2019February 2, 2019 by PP-Muqdisho

Ciidamo AMISOM ah oo lagu weeraray Jubbada Hoose

Posted on February 2, 2019February 2, 2019 by PP-Muqdisho

Kismaayo (PP) ─ Wararka laga helayo degmooyinka Dhoobleey iyo Af-madoow oo ka tirsan gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in xalay… Sii akhri

Itoobiya oo markii ugu horreysay Majaraha u Qabtay Hoggaanka Guud ee Ciidanka AMISOM

Posted on February 1, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Xukuumadda Itoobiya ayaa markii ugu horreysay ku guuleysatay inay hoggaamiso Hawl-galka Midowga Afrika ee Somalia ee lagu… Sii akhri

Mareykanka oo sheegay inuu tiro Al-shabaab ah ku dilay Duqeyn uu ka geystay Soomaaliya

Posted on February 1, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Taliska ciidamada Mareykanka ee Qaaradda Afrika, ayaa war uu soo saaray ku faahfaahiyay hawl-gal ka dhan kooxda… Sii akhri

Shirka Madaxda Waddamada Bariga Afrika oo laga yaabo inuu mar kale Dib u Dhaco

Posted on February 1, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Madaxda dalalka Bariga Afrika ayaa shirkooda sanadlaha ah waxuu uga furmayaa dalka Tanzaniya, Waxaana socoto qaban-qaabada iyo… Sii akhri

Madaxweyne Geelle oo ka hadlay awoodda ay Ciidanka Somalia u leeyihiin Sugidda Amniga

Posted on January 29, 2019January 29, 2019 by PP-Muqdisho

Jabuuti (PP) ─ Madaxweynaha dalka Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle oo ka hadlay qorshaha ciidamada AMISOM ay uga baxayaan Somalia ayaa… Sii akhri

Dhallinyaro Doonayay inay ka mid Noqdaan Ururka Al-shabaab oo Gacanta lagu Dhigay

Posted on January 29, 2019 by PP-Muqdisho

Nairobi (PP) ─ Booliiska Kenya ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen koox dhalinyaro ah oo loo qorayay Al-shabaab, kaddib hawl-gallo… Sii akhri

Caro ka dhalatay hadal uu Madaxweynaha Uganda ku duray Dowladnimada Soomaaliya

Posted on January 29, 2019 by PP-Muqdisho

Kampala (PP) ─ Dood weyn ayaa ka dhalatay hadal kasoo yeeray madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni oo baraha bulshada qabsaday, kaasoo… Sii akhri

Ciidammo ka tirsan kuwa Dowlad-goboleedka Jubbaland oo Maanta lagu dilay Qarax Miino

Posted on January 25, 2019January 25, 2019 by PP-Muqdisho

Kismaayo (PP) ─ Ugu yaraan Siddeed Askari oo ka tirsanaa ciidanka Jubbaland ayaa ku geeriyooday Qarax miino oo maanta barqadii… Sii akhri

Madaxweynaha DF oo Warqadaha Aqoonsiga ka Gudoomay Safiirada Masar iyo Indonesia

Posted on January 22, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Madaxweynaha Somalia, Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay danjireyaasha cusub ee ay dalalka Masar iyo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close