Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author PP-Muqdisho

Madaxweynaha Koonfur-galbeed oo kulan la qaatay Mukhtaar Roobow

Muqdisho (PP) ─ Madaxweynaha Koonfur-galbeed C/casiis Xasan Maxamed [Lafta-gareen], ayaa Muqdisho kula kulmay Sheekh Mukhtaar Roobow Cali [Abuu Mansuur] oo… Sii akhri

Posted on February 7, 2019February 7, 2019 by PP-Muqdisho

Xisbiga uu hoggaamiyo Shariif Sh. Axmed oo kasoo hor-jeestay shirka London

Posted on February 7, 2019February 7, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Xisbiyada Waddanka ka jira ayaa si aad ah uga soo horjeestay shirka looga hadalayo shidaalka Soomaaliya ee… Sii akhri

Aqalka Sare ee Baarlamaanka FS oo ka hor-yimid shirka Shidaalka Somalia ee London

Posted on February 6, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Guddiga kheyraadka, Kaabayaasha Dhaqaalaha iyo Gaadiidka – Aqalka Sare ee Baarlamaanka Somalia ayaa ka hor-yimid shirka shidaalka… Sii akhri

Xarunta Degmada Hawl-wadaag oo dib-u-dhis lagu sameynayo kaddib Weerarkii Al-shabaab

Posted on February 6, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ku-simaha Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Guddoomiye ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda, Xuseen Maxamed Nuur ayaa maanta dhagax-dhigay xarunta… Sii akhri

Xukuumadda Kenya oo mar kale shaacisay in ay Albaabada u laabayso Xeryaha Dhadhaab

Posted on February 5, 2019 by PP-Muqdisho

Nairobi (PP) ─ Xukuumadda Kenya ayaa mar kale ku dhawaaqay inay Albaabbada isugu Dhufanayso Xeryaha Qoxootiga Dhadhaab ee Kenya, kaddib… Sii akhri

Qaramada Midoobay oo sheegtay in Malaayiin Somali ah ay u baahan yihiin Kaalmooyin

Posted on February 4, 2019February 4, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in 1.5 Milyan ruux oo Somalia ah ay u baahan yihiin gargaar dhaqso… Sii akhri

Maamulka Gobolka Banaadir oo Dhagax-dhigay Dhismaha Xarunta Degmada Hodan

Posted on February 4, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ku-simaha Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Guddoomiye ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda, Xuseen Maxamed Nuur ayaa maanta dhagax-dhigay xarunta… Sii akhri

Maamulka Gobolka Banaadir oo si rasmi ah u meel-mariyay Qorshe hawleedkiisa 2019-ka

Posted on February 3, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir C/raxmaan Cumar Cusmaan (Yarisoow) ayaa guddoomiyay kulanka gaar ah oo lagu… Sii akhri

Mareykanka oo ka hadlay duqeyn Khasaare culus ay ku Gaarsiiyeen Kooxda Al-shabaab

Posted on February 3, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Taliska Ciidamada Mareykanka ee Qaaradda Afrika ee loo yaqaan AFRICOM, ayaa faah-faahin ka bixiyay hawlgal ka dhan… Sii akhri

CC Warsame: Dowladda Waxaa laga doonayaa in ay caddeyso nooca doorasho ee dhici doonta

Posted on February 3, 2019February 3, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Hogaamiyaha Xisbiga Wadajir, C/raxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook wuxuu kaga hadlay qorshahaha… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close