Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author PP-Muqdisho

Guddiga soo celinta Hantida Qaranka oo ka Hadlay Qaabka loosoo celinayo Hantida

Muqdisho (PP) ─ Wasiirka Waxbarashada Somalia, C/llaahi Goodax Barre ayaa ka hadlay waxyaabaha ugu horreeya ee ay qaban doonaan guddiga… Sii akhri

Posted on February 15, 2019February 15, 2019 by PP-Muqdisho

Kooxda Al-shabaab oo duqeysay Saldhig ay ciidamada Mareykanku ku leeyihiin Somalia

Posted on February 15, 2019February 15, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Wararka laga helayo Gobolka Shabeellaha Hoose, ayaa sheegaya in Kooxda Al-shabaab ay markii ugu horreysay ay madaafiic… Sii akhri

Laanta Af Soomaaliga ee BBC oo shaacisay halka ay ku shaqeyn doonto bishan kaddib

Posted on February 15, 2019February 15, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Laanta Afka Soomaaliga ee BBC-da ayaa wixii bishaan ka dambeeya waxay wararkeeda ka baahin doontaa xarunteedda cusub… Sii akhri

Golaha Wasiirrada DF oo Ansixiyay Heshiis ay horay u kala saxiixdeen Somalia iyo Turkiga

Posted on February 14, 2019February 14, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Golaha wasiirrada Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta kulan ay Muqdisho ku yeesheen ku meel-mariyay heshiiska tababbarrada ciidamada ee… Sii akhri

Mid ka mid ah Xubnihii Wasiirrada ahaa ee uu magacaabay Lafta-gareen oo is-casilay

Posted on February 14, 2019February 14, 2019 by PP-Muqdisho

Baydhabo (PP) ─ Mid ka mid ah wasiirradii uu magacaabay madaxweynaha Koonfur-galbeed C/casiis Lafta-gareen ayaa ku dhawaaqay inuu xilkii iska… Sii akhri

Xukuumadda Kenya oo ku gacan-sayrtay inay Ciidamadeeda kala baxdo Gudaha Soomaaliya

Posted on February 11, 2019 by PP-Muqdisho

Nairobi (PP) ─ Dowladda Kenya ayaa sheegtay inaysan marna ka saari doonin Somalia ciidamadeeda qaybta ka ah hawl-galka Midowga Afrika… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Qaar ka mid ah Hoggaamiyeyaasha Dalalka Afrika

Posted on February 11, 2019February 11, 2019 by PP-Muqdisho

Addis Ababa (PP) ─ Madaxweynaha Somalia, Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta shir doceedyo magaalada Addis Ababa kula yeeshay madaxda dalalka… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo khudbo ka jeediyay Shirka Ururka Midowga Afrika ee Addis Ababa

Posted on February 10, 2019 by PP-Muqdisho

Addis Ababa (PP) ─ Madaxweynaha Somalia, Maxamed C/llaahi Maxamed [Farmaajo] ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysay ka jeediyay shirka Ururka Midowga… Sii akhri

Xukuumadda Turkiga oo Ergay u Magacowday Wada-hadallada Soomaaliya iyo Somaliland

Posted on February 8, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Xukuumadda Turkiga ayaa ergay u soo magacowday sidii loo sii wadi lahaa wadahadlalada u dhexeeya Soomaaliya iyo… Sii akhri

RA’IISUL WASAARE KHAYRE: Waxaa naga go’an in dalka aan gaarsiino doorasho qof iyo cod ah

Posted on February 8, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Somalia, Xasan Cali Khayre oo casho sharaf Muqdisho ugu sameeyay madaxda Garsoorka Dalka,… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close