Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author PP-Muqdisho

Ganacsato Soomaaliyeed oo mar kale dil iyo dhaawac loogu geystay Koonfur Afrika

Johannesburg (PP) ─ Burcad Koonfur Afrikaan ah ayaa mar kale xalay laba qof oo Soomaali ah dil iyo dhaawac ugu… Sii akhri

Posted on February 22, 2019February 22, 2019 by PP-Muqdisho

Saldhigyada Booliiska Muqdisho oo la geeyay ciidammo cusub si u xoojiyaan Ammaanka

Posted on February 22, 2019February 22, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Taliska booliska Somalia iyo maamulka gobolka Banaadir ayaa waxay ciidammo cusub oo boolis ah geeyeen saldhigyada degmooyinka… Sii akhri

Dagaal culus oo xalay dhex-maray ciidanka Dowladda Somalia iyo Xoogagga Al-shabaab

Posted on February 22, 2019February 22, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Dagaal u dhexeeya ciidamada Dowladda iyo Xoogaga Al-shabaab ayaa xalay saqdii dhexe ka dhacay deegaanka Gol-weyn ee… Sii akhri

Kenya oo si ka duwan sidii hore uga hadashay muranka badda ee kala dhexeeya Soomaaliya

Posted on February 21, 2019February 21, 2019 by PP-Muqdisho

Nairobi (PP) ─ Wasiiradda arrimaha dibadda Kenya, Danjire Munica Juma oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Nairobi ayaa sheegtay… Sii akhri

War-murtiyeed ay wadajir u soo saareen Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Burundi

Posted on February 19, 2019February 19, 2019 by PP-Muqdisho

Bujumbura (PP) ─ Booqashadii Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed C/llaahi Farmaajo uu ku tagay dalka Burundi ayaa laga soo saaray war-murtiyeed ka… Sii akhri

Xisbiyada ucaaradka Soomaaliya oo taageeray go’aankii ay dowladdu ugu jawaabtay Kenya

Posted on February 18, 2019February 18, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Madaxda xisbiyada mucaaradka ah ee Soomaaliya ayaa si wadajir ah u soo dhaweeyay go’aankii ay Dowladda Soomaaliya… Sii akhri

Ma dhabbaa in dhaxal-sugaha boqortooyada Sacuudiga uu iibsanayo Kooxda Man United?

Posted on February 18, 2019February 18, 2019 by PP-Muqdisho

Riyadh (PP) ─ Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa war ka soo saartay hadal in muddo ah la isla dhex marayay oo… Sii akhri

Kenya oo war cusub ka soo saartay qaabkii lagu soo eryay Danjiraha Soomaaliya

Posted on February 17, 2019February 17, 2019 by PP-Muqdisho

Nairobi (PP) ─ Xog-hayaha joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Kenya, Macharia Kamau ayaa sheegay inaysan Dowladda Kenya dalkeeda ka… Sii akhri

Kenya oo xiriirka u jartay Soomaaliya, una yeeratay Safiirkeedii Muqdisho

Posted on February 16, 2019February 16, 2019 by PP-Muqdisho

Nairobi (PP) ─ Xukuumadda Kenya ayaa ku dhawaaqday inay xiriirka u jartay dowladda Soomaaliya, iyadoo ku eedeysay inay si tix-gelin… Sii akhri

Qaramada Midoobay oo malaayiin Doollar ku bixinaysa sidii loo nabadeyn lahaa Soomaaliya

Posted on February 15, 2019February 15, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Qaramada Midoobay ayaa lagu wadaa inay toddobaadka soo socda billowdo sanduuqa dhismaha nabadda Somalia, kaasoo ay ku… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close