Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author PP-Muqdisho

Xildhibaanno ku baaqay in ciidamada Kenya ee ka tirsan AMISOM laga saaro Dalka Somalia

Muqdisho (PP) ─ Tiro xildhibaanno ah oo ka tirsan baarlamaanka Somalia ayaa ugu baaqay xukuumadda Somalia in ciidamada ka socda… Sii akhri

Posted on May 19, 2019May 19, 2019 by PP-Muqdisho

Ururka Al-shabaab oo sheegay in uu gacanta ku dhigay Saldhig ku yaalla Jubbada Hoose

Posted on May 17, 2019May 17, 2019 by PP-Muqdisho

Kismaayo (PP) ─ Wararka ka imaanaya deegaanka Diif ee gobolka Jubbada Hoose, ayaa waxa ay sheegayaan inuu halkaas ka dhacay… Sii akhri

DF oo sheegtay inay ciidamadeedu billaabeen hawl-gallo ka dhan ah Kooxda Al-shabaab

Posted on May 17, 2019May 17, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Dowladda Somalia ayaa ku dhawaaqday hawl-gallo ka dhan ah kooxda Al-shabaab, kaasoo laga fulinayo deegaanno iyo degmooyin… Sii akhri

Shirkii Golaha Wasiirada Jubbaland oo looga dooday Arrimo ay ka mid yihiin Ammaanka

Posted on May 16, 2019May 16, 2019 by PP-Muqdisho

Kismaayo (PP) ─ Golaha Wasiirrada dowlad-goboleedka Jubbaland ayaa Khamiista maanta ah kulan ku yeeshay magaalada Kismaayo, kaasoo uu guddoomiyahay Madaxweynaha… Sii akhri

Xeer-ilaaliyaha guud ee Qaranka oo digniin ka soo saaray dhoofinta Dhuxusha Somalia

Posted on May 16, 2019May 16, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ War-saxaafadeed kasoo baxay xafiiska xeer-ilaaliyaha guud ee dalka ayaa looga hadlay dhoofinta dhuxusha, waxaana lagu xusay in… Sii akhri

Booliiska Somalia oo sheegay in hal ruux ay u xireen imtixaankii Dowladda ee la xaday

Posted on May 15, 2019May 15, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Taliyaha ciidanka booliiska Somalia, Jen. Bashiir Cabdi Maxamed oo warbaahinta kula hadlay Muqdisho ayaa sheegay inay gacanta… Sii akhri

Xisbiyada siyaasadeed ee dalka oo soo saaray nooca doorasho ee ay doonayaan 2020-ka

Posted on May 14, 2019May 14, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Bayaan ay si wadajir ah u soo saareen xisbiyada dalka ka jira arkood sida; Ilays, UPD, Wadajir,… Sii akhri

Madaxda Shirkad doonaysa inay maal-gelin sameyso oo maanta booqday Somaliland

Posted on May 14, 2019May 14, 2019 by PP-Muqdisho

Hargeysa (PP) ─ Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa kula kulmay Hargeysa madax ka socotay shirkad horumarineed oo laga leeyahay… Sii akhri

Walaac laga muujiyay natiijo la’aantii uu ku dhammaaday shirkii lagu qabtay Garoowe

Posted on May 13, 2019May 13, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Bayaan ay maanta soo saartay Dallada bulshadda rayidka ah ee Koofurta iyo Bartamaha Soomaaliya ee SONSA oo… Sii akhri

Askari ka Tirsan Ciidamada Uganda ee AMISOM ka tirsan oo Dilay Taliyihiisii iyo Askar kale

Posted on May 13, 2019May 13, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Askari ka tirsan ciidamada Uganda ee qaybta ka ah AMISOM ayaa toogasho ku dilay saddex askari oo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close