Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author PP-Muqdisho

Maxaa sababay inay dad badani ka Cararaan Magaalada Nairobi ka hor Doorashada?

Nairobi (PP) ─ Dad badan oo Keenyaan ah ayaa waxay cabsi ka qabaan in doorashooyinka guud ee Kenya ka dhacaya… Sii akhri

Posted on August 7, 2017August 7, 2017 by PP-Muqdisho

Qarax Dad badan loo Xir-xiray oo ka dhacay Magaalada Bahir Dar ee Dalka Itoobiya

Posted on August 7, 2017August 7, 2017 by PP-Muqdisho

Bahir Dar (PP) ─ Booliska magaalada Bahir Dar ee dalka Itoobiya ayaa u sheegay wargeyska Addis Standard ee kasoo baxa… Sii akhri

Waddooyinka Waaweyn ee Nairobi oo Haawanaya iyo Ammaanka oo la Adkeeyay

Posted on August 7, 2017August 7, 2017 by PP-Muqdisho

Nairobi (PP) ─ Iyadoo ay saacado ka harsan yihiin xilliga doorashada madaxweynaha Kenya, ayaa waxaa haawanaya waddooyinka muhiimka ah ee… Sii akhri

Daawo Sawirrada dhibaatooyinka Abaaruhu ku kalifeen dadweynaha Gobolka Bay

Posted on August 7, 2017August 7, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Iyadoo dhawaan ay Somalia oo dhan ku dhufteen abaaro aad u xun oo galaaftay nolosha dadka iyo… Sii akhri

Dadweyne Careysan oo gaari AMISOM leedahay ku boobay bartamaha Muqdisho

Posted on August 7, 2017August 7, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Shacab fara badan oo ka qayb-galayay dibadbax ay dhigayeen wadayaasha Mooto Bajaaj-ta oo maanta ka dhacay Muqdisho… Sii akhri

Guddoomiyaha Gobolka Banadir oo Jago Sare u magacaabay Haweeney Sarkaalad ah

Posted on August 7, 2017August 7, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─Guddoomiyaha Gobolka Banaadir  ahna Duqa Muqdisho, Taabid Cabdi Maxamed ayaa u magacaabay xilka agaasimaha waaxda amniga iyo Dariseynta… Sii akhri

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Booqday Kaydka Raashinka ee Ciidamada Xoogga Dalka

Posted on August 6, 2017August 6, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ra’iisul Wasaaraha Somalia Xasan Cali Khayre oo uu weheliyo taliyaha ciidanka Xoogga Jen. Axmed Maxamed Jimcaal (Cirfiid)… Sii akhri

Markab sida Tahriibayaal la badbaadiyay oo loo diiday inuu ku xirto Deked ku Taalla….

Posted on August 6, 2017August 6, 2017 by PP-Muqdisho

Lampeduse (PP) ─ Xukuumada Taliyaaniga ayaa u diiday markab u kireysan hay’adda dhakhaatiirta aan xudduudda lahayn ee MSF oo siday… Sii akhri

Raila Odinga: Haddii la i doorto waan bedeli doonaa Aragtida Kenya ay ka qabto Somaliland

Posted on August 6, 2017August 6, 2017 by PP-Muqdisho

Nairobi (PP) ─ Musharraxa Madaxweyne ee Mucaaradka Kenya Raila Omolo Odinga ayaa sheegay in haddii loo doorto Madaxweynaha Waddanka Kenya… Sii akhri

Taliska Ciidamada AMISOM oo wada Qorshe cusub oo uu kula Wareegayo Deegaanka Leego

Posted on August 6, 2017August 6, 2017 by PP-Muqdisho

Baydhabo (PP) ─ Hawl-galka AMISOM ayaa wada Qorshe uu ku doonayo in uu dib ugu Qabsado deegaanka Leego ee gobolka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close