Muqdisho (PP) ─ Iyadoo dhawaan ay Somalia oo dhan ku dhufteen abaaro aad u xun oo galaaftay nolosha dadka iyo duuniyada qaybo badan oo ka mid ah Soomaaliya, ayaa waxaa dhibaatooyinkii ugu badnaa ee abaaruhu ay ku habsadeen dadweynaha ku nool gobolllada Bay iyo Bakool.
Haddaba, halkan hoose waxaan idin kugu soo gudbinaynaa sawirro si aad ah uga turjumaya dhibaatooyinka ay abaaruhu ku yeesheen shacabka ku nool deegaanno ka tirsan gobolladaas.
Daawo Sawirrada;

PUNTLAND POST