Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author PP-Muqdisho

Xildhibaanno Dacwad ka Gudbiyay Wasiirka Amniga iyo Taliyeyaasha Hay’adaha Ammaanka

MUQDISHO (PP) ─ Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ay dacwo ka gudbiyay Wasiirka Amniga Xukuumada iyo taliyeyaasha hay’adaha ammaanka Dowladda… Sii akhri

Posted on August 6, 2017 by PP-Muqdisho

Kooxda Al-shabaab oo toogatay Askari Keenyaan ah oo ay sanad ka hor Qafaasheen

Posted on August 6, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Kooxda Al-shabaab ayaa toogatay mid ka mid ah askartii ciidamada Kenya ee lagu qabtay Weerarkii ay sanad… Sii akhri

Qaramada Midoobay oo Cuno-qabateyn cusub ku Rogtay Kuuriyada Woqooyi

Posted on August 6, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) – Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa isku raacay in cuno qabatayno cusub la saaro Kuuriyada Woqooyi taas… Sii akhri

Ciidammo Soomaali iyo Itoobiyaan ah oo lagu dilay Qaraxyo lagula eegtay Gobolka Bay

Posted on August 5, 2017August 5, 2017 by PP-Muqdisho

Baydhabo (PP) ─ Ugu yaraan toddoba askari oo isugu jira Soomaali iyo Itoobiyaan ayaa ku dhintay Qaraxyo lagula eegtay duleedka… Sii akhri

Maxay Mucaaradka Uganda u dalbanayaan in Ciidamadooda laga saaro Soomaaliya?

Posted on August 5, 2017August 5, 2017 by PP-Muqdisho

Kampala (PP) ─ Hogaamiyaha Isbahaysiga Mucaaradka Dalka Uganda, Jen. Mugisha Muntu ayaa ka dalbaday dowladda Uganda inay ciidamadooda qaybta ka… Sii akhri

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo xil muhiim ah u Magacowday Wariye C/qaadir Nadaara

Posted on August 5, 2017August 5, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre ayaa u magacaabay maanta xil cusub Wariye Cabdulqaadir Maxamed Cashar oo… Sii akhri

DAAWO: Muxuu Wasiirka Dastuurku ku yiri Raalli-gelintii uu ka Hor-jeediyay Baarlamaanka?

Posted on August 5, 2017August 5, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Wasiirka dastuurka Xukuumadda Somalia, C/raxmaan Xoosh Jibriil ayaa raalli-gelin ka bixiyay hadal uu ku qoray bartiisan Twitter-ka,… Sii akhri

Madaxweynaha DFS oo Xukuumadda ugu baaqay inay xalliyaan Khilaafyada dhexdooda ah

Posted on August 5, 2017August 5, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Iyadoo uu soo if-baxay khliaaf xoogan oo u dhexeeya ra’iisul wasaaraha Somalia, Xasan Cali Khayre iyo Wasiirkiisa… Sii akhri

AMISOM oo is-hortaag ku sameysay in Garoonka Aadan Cadde uu shaqeeyo habeenkii

Posted on August 5, 2017August 5, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Taliska ciidamada AMISOM Somalia ayaa la sheegay in ay qaadaceen qorshe xiliyada habbeenkii ah lagu hawlgalinayo garoonka… Sii akhri

Al-shabaab oo soo bandhigtay Gaari ay ka soo qafaasheen Xisbiga Madaxweynaha Kenya

Posted on August 5, 2017August 5, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ururka Al-Shabaab ayaa soo bandhgay gaari qayb ka ahaa ololaha doorashada madaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyatta oo ay… Sii akhri

Posts navigation

Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close