Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author PP-Muqdisho

Maamulka Hawada Somalia oo la doonayo in qaybo ka mid ah lagu wareejiyo Dalal kale

Muqdisho (PP) ─ Hay’adda ICAO oo maamusha hawada Soomaaliya, ayaa qorsheyneysa inay xirto hawada Somalia, iyadoo isku dayaysa inay hor-is-taagto… Sii akhri

Posted on September 4, 2017 by PP-Muqdisho

Maxaa Madaxweynaha Mareykanka kala Gudboon hubka Nukliyeerka ee Kuuriyada Waqooyi?

Posted on September 4, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Sidii layaabka lahayd ee Kuuriyada Waqooyi ay u tijaabisay nukliyeerkii lixaad ayaa mar kale soo cusboonaysiisay cabsida… Sii akhri

Dowladda Waqooyiga Kuuriya oo Maanta Tijaabisay Hubka Halista ah ee Nukliyeerka

Posted on September 3, 2017September 3, 2017 by PP-Muqdisho

Pyongyang (PP) ─ Dowladda Waqooyiga Kuuriya ayaa shaaca ka qaaday inay ku guuleysatay tijaabada hubka halista ah ee Nuclear-ka, iyadoo… Sii akhri

Taliye sheegay inaysan shacabka ka difaaci karin Al-shabaab, ayna iyagu ka dhuuntaan

Posted on September 3, 2017September 3, 2017 by PP-Muqdisho

Ceel-waaq (PP) ─ Taliyaha Ciidamada Dowladda Somalia ee Degmada Ceel-waaq ee gobolka Gedo Col. Maxamed Aadan [Ilka-case] ayaa ka hadlay… Sii akhri

Booliska Waddanka Argentina oo Toogasho ku dilay Shimbir Daroogo u Wadday Xabsi

Posted on September 3, 2017 by PP-Muqdisho

Buenos Aires (PP) ─ Booliska waddanka Argentina ayaa waxa ay toogteen shimbir daroogo u wadday xabsi, waxaa sidaasi sheegay mas’uuliyiinta… Sii akhri

Ciidamada DF oo ku laabtay Saldhigoodii deegaanka Buulo-guduud iyo Xaaladda oo daggan

Posted on September 3, 2017September 3, 2017 by PP-Muqdisho

Kismaayo (PP) ─ Waxaa xilligan daggan Xaaladda Deegaanka Buulo-Guduud ee dulleedka Kismaayo, iyadoo ciidamadii dowladda Somalia ay dib ugu laabteen… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo ka dalbatay Mareykanka Taageero Millateri oo looga hor-tago Al-shabaab

Posted on September 2, 2017September 2, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Wasiirka Arrimaha Dibadda DF Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar Axmed, ayaa warqad uu Dowladda Mareykanka u diray ku… Sii akhri

Hoggaamiyaha Al-shabaab oo ka hadlay Xasuuqii Bariire iyo Arrimo kale oo fara badan

Posted on September 2, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Warbixin uu jeediyay hoggaamiyaha Al-shabaab, Sheekh Axmad Cumar Abuu-Cubeyda shalay oo ahayd maalinta koowaad ee ciiddul Adxa… Sii akhri

Madaxweynaha Jubbaland oo Shaaciyay sida ay Soomaaliya uga bixi karo dhibaatada

Posted on September 1, 2017September 1, 2017 by PP-Muqdisho

Kismaayo (PP) ─ Madaxweynaha maamulka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam [Axmed Madoobe], ayaa maanta qaar ka mid ah dadweynaha ree Kismaayo… Sii akhri

DAAWO: Uhuru Kenyatta oo si yaab leh uga hadlay Go’aankii Maxkamadda Sare ee Kenya

Posted on September 1, 2017September 1, 2017 by PP-Muqdisho

Nairobi (PP) ─ Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa sheegay in uu kasoo horjeedo go’aanka maxkamada Sare ee Kenya ay ku… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close