Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author PP-Muqdisho

WASIIR YUUSUF GARAAD: Maamul-goboleedyadu kama hadli karaan Arrinta Khaliijka

Muqdisho (PP) ─ Wasiirka Arrimaha Dibadda Somalia, Yuusuf Garaad Cumar Axmeed ayaa markii u horreysay ka hadlay Xiisadda u dhaxeysa… Sii akhri

Posted on September 28, 2017 by PP-Muqdisho

XAAF: “Baarlamaanku xil igama qaadin igamana qaadi karo xitaa hadday wada-fariistaan”

Posted on September 27, 2017September 27, 2017 by PP-Muqdisho

Cadaado (PP) ─ Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle [Xaaf] ayaa durba ku gacan-sayray go’aankii la sheegay inay qaar ka… Sii akhri

Wasaaradda Amniga Gudaha DFS oo war kasoo saartay Qalalaasaha Galmudug

Posted on September 27, 2017September 27, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Wasaaradda Arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta Somalia ayaa kasoo saaray bayaan qalalaasaha ka taagan maamulka… Sii akhri

Wasiirrada Galmudug oo soo dhaweeyay Go’aankii uu Madaxweynahoodu ka Qaatay…

Posted on September 26, 2017September 26, 2017 by PP-Muqdisho

Cadaado (PP) ─ Kulan ay maanta isugu yimaadeen Golaha Wasiirrada Galmudug oo uu shir gudoominayay Madaxweyne Axmad Ducaale Geele Xaaf,… Sii akhri

Ra’iisul Wasaaraha Somalia oo Washington kula Kulmay Madaxda Wasaaradda Difaaca Mareykanka

Posted on September 26, 2017September 26, 2017 by PP-Muqdisho

Washington (PP) ─ Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa xarunta Wasaaradda difaaca Mareykanka kula… Sii akhri

Mareykanka oo Ciidamada Uganda ee AMISOM ka tirsan ugu deeqay Gaadiid Gaashaaman

Posted on September 26, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Taliska ciidamada Mareykanka ee Somalia ku sugan ayaa ciidamada Uganda ee ka tirsan hawl-galka AMISOM maanta ku… Sii akhri

Boqortooyada Dalka Sucuudiga oo diyaarad qaas ah u soo dirtay Madaxweyne Farmaajo

Posted on September 26, 2017 by PP-Muqdisho

 Muqdisho (PP) ─ Madaxweynaha Somalia Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa maanta u amba-baxay dalka Sucuudiga, iyadoo maalmahan dambe ay Somalia ka… Sii akhri

Somaliland oo lagu eedeeyay in Kumanaan Oromo ah ay ka Barakicisay Deegaannadeeda

Posted on September 26, 2017September 26, 2017 by PP-Muqdisho

Addis Ababa (PP) ─ Xukuumadda Itoobiya ayaa ku eedeysay maamulka iskiis isku magaccaabay ee Somaliland inay deegaannadooda ka barakciyeen in… Sii akhri

Axmed Madoobe oo Dowladda Federaalka ugu baaqay inay qanciso Maamul-goboleedyada

Posted on September 26, 2017September 26, 2017 by PP-Muqdisho

Kismaayo (PP) ─ Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Madoobe, ayaa ka hadlay khilaafka siyaasadeed ee u dhaxeeya Dowladda Federaalka iyo maamul-goboleedyada… Sii akhri

Galmudug oo Go’aan kasoo saartay Shirarka aanay ogeyn ee lagu qabto Deegaannadeeda

Posted on September 25, 2017September 25, 2017 by PP-Muqdisho

Cadaado (PP) ─ Maamul-goboleedka Galmudug ayaa go’aan kasoo saaray maanta kulammada lagu qabto deegaannada uu maamulkaas ka taliyo, kaas oo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close