Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author PP-Muqdisho

Ergayga QM ee Somalia oo ka digay in carqalad lagu furo Qorshaha Horumarka Somalia

Muqdisho (PP) ─ Ergayga QM ee Somalia, Danjire Miichael Keating ayaa ka hadlay guulaha ay dowlada Soomaaliya ka gaareyso arrimaha… Sii akhri

Posted on October 1, 2017October 1, 2017 by PP-Muqdisho

Sarkaal ka tirsan ciidamada Xoogga dalka oo ka badbaaday isku day lagu dili lahaa

Posted on October 1, 2017October 1, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Mid ka mid ah saraaakiiha ciidamada xoogga Somalia oo lagu magaaabo, Jen. Aadan Laba-Afle ayaa ka bad-baaday… Sii akhri

Guddi loo saaray Shir Madaxda Maamulada Dalka la filayo inay ku yeeshaan Kismaayo

Posted on September 30, 2017September 30, 2017 by PP-Muqdisho

Kismaayo (PP) ─ Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta shir-guddoomiyay kulan aan caadi ahayn oo ay yeesheen Golaha Wasiirada… Sii akhri

Ra’iisul Wasaaraha Somalia oo Xarigga ka jaray Saldhig uu Turkigu ka dhisay Muqdisho

Posted on September 30, 2017September 30, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Khare ayaa xarigga ka jaray Saldhigga Millateri ee Turkiga ka dhisay Muqdisho,… Sii akhri

Taliyaha Ciidamada Millateriga Turkiga iyo Wafdi uu Hoggaaminayo oo Muqdisho Yimid

Posted on September 29, 2017September 29, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Waxaa Garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho kasoo dagay saakay Taliyaha guud ee Millateriga dalka Turkiga, Hulusi Akar… Sii akhri

FAAHFAAHIN: Dagaal culus oo ciidanka DF iyo Al-shabaab ku dhex-maray Bariire

Posted on September 29, 2017September 29, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ugu yaraan 10-qof oo dhinacyadii dagaallamay ka tirsan ayaa ku dhintay in ka bandanna way ku dhaawacmeen… Sii akhri

FAAHFAAHIN: Khasaarihii ka dhashay Qarax Gaari oo ka dhacay Magaalada Muqdisho

Posted on September 28, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ugu yaraan 10-qof ayaa ku dhintay in ka badan 20-qof oo kalena way ku dhaawacmeen Qarax galabta… Sii akhri

AKHRISO: War-murtiyeed laga soo saaray khilaafkii ka Taagnaa Maamul-Goboleedka Galmudug

Posted on September 28, 2017September 28, 2017 by PP-Muqdisho

Cadaado (PP) ─ Xildhibaanada iyo Sanatarrada laga soo doorto maamul-goboleedka Galmudug oo booqasho ku tegey shalay Magaalada Cadaado ee Gobolka… Sii akhri

Galmudug oo joojiyay dhamaan Duulimadyadii kaga imaan jiray Muqdisho

Posted on September 28, 2017September 28, 2017 by PP-Muqdisho

Cadaado (PP) ─ Maamulka Galmudug ayaa joojiyay dhammaan duulimaadyadii ka imaanayay Muqdisho, sababo ku aadan xiisada siyaasadeed ee ka jirta… Sii akhri

Shan Arrimood oo Fududeeyay in la rido Madaxda Maamullada Galmudug iyo Hirshabelle

Posted on September 28, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Maamul goboleedyada Galmudug iyo Hirshabeelle waa kuwa ugu da’da yar ee Soomaaliya ka jira, haddana waa kuwa… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close