Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author PP-Muqdisho

Maxay yihiin caqabadaha ka dhalan kara duulimaadyada habeenkii ee garoonka Muqdisho?

Muqdisho (PP) ─ Markii ugu horreysay muddo ka badan 25-sano, waxaa garoonka diyaaradaha Aadan Cabdulle Cusmaan ka degtay diyaarad rakaab… Sii akhri

Posted on September 25, 2017 by PP-Muqdisho

Ergayga QM ee Soomaaliya oo soo dhaweeyay dib u eegista Xeerka Saxaafadda Somalia

Posted on September 25, 2017September 25, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ergayga Qaramada Midoobay ee SOomaaliya ayaa si taxadar leh uga hadlay xeerka saxaafadda Somalia ee maalin ka… Sii akhri

Dowladda Somalia oo deg-deg ugu yeertay qaar ka mid ah Safiirrada Caalamka u jooga

Posted on September 25, 2017September 25, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Dowladda Soomaaliya ayaa u yeertay in ku dhawaad 10 safiir oo Somalia u fadhiya Waddamada Dibadda Qaarkood… Sii akhri

Donald Trump oo kordhiyay xayiraaddii uu horay ugu soo rogay dalal ay ku jirto Somalia

Posted on September 25, 2017 by PP-Muqdisho

Washington (PP) ─ Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump ayaa kusoo daray xayiraaddii uu dalkiisa uga mamnuucay inay soo galaan muwaadiniin u… Sii akhri

Angela MERKEL oo markii Afaraad oo isku xigta ku Guuleysatay Doorashadii Jarmalka

Posted on September 25, 2017 by PP-Muqdisho

Berlin (PP) ─ Chancellor-ka Jarmalka, Angela Merkel ayaa markii afaraad ku guuleysatay doorashada madaxtinimada waddankeeda sida lagu shaaciyay natiijada doorashada… Sii akhri

Kooxda dhaqaalaha badan la geliyay ee AC Milan oo mar kale Afka Ciidda loo Daray

Posted on September 25, 2017September 25, 2017 by PP-Muqdisho

Milan (PP) ─ Kooxda ugu kharashka badan sannadkan ee AC Milan oo ka dhisan dalka Talyaaniga, ayaa jab kala soo… Sii akhri

Diyaarad iyadoo afduuban la keenay Somalia 40-sano ka hor oo lagu celiyay Jarmalka

Posted on September 24, 2017September 24, 2017 by PP-Muqdisho

Berlin (PP) ─ Diyaarad ay leedahay Shirkadda Diyaarada Lufthansa ee dalka Jarmalka oo Somalia iyadoo afduub ahaan laga soo dajiyay… Sii akhri

Diyaarinta Mooshin ka dhan ah Masuuliyiinta Maamul-goboleedyada oo ka socda Muqdisho

Posted on September 24, 2017September 24, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Xildhibaannada ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya, ayaa ku hawlan diyaarinta mooshin ka dhan ah madaxda maamul-goboleedyada ka jira… Sii akhri

Wasiirada Galmudug oo ka hadlay muranka ka dhashay Khilaafka ka taagan Khaliijka

Posted on September 24, 2017September 24, 2017 by PP-Muqdisho

Cadaado (PP) ─ Golaha Wasiirrada Maamul-goboleedka Galmudug, ayaa kulan deg-deg ah oo ay maanta ku yeesheen Cadaado kaga hadlay khilaafka… Sii akhri

Ra’iisul Wasaarayaasha Somalia iyo Itoobiya oo ku kulmay Xarunta QM ee New York

Posted on September 24, 2017September 24, 2017 by PP-Muqdisho

New York (PP) ─ Kulan saxaafadda Soomaalida laga qariyay ayaa New York ku dhexmaray Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Khayre… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close