Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author PP-Muqdisho

Tiro dad ah oo ku geeriyooday shilal kala duwan oo ka dhacay Muqdisho iyo Garas-baaleey

Muqdisho (PP) ─ Ugu yaraan Afar qof ayaa ku geeriyooday in ka badan 30 kalane way ku dhaawacmeen labo shil… Sii akhri

Posted on September 24, 2017September 24, 2017 by PP-Muqdisho

Diyaaraddii ugu horreysay oo soo caga-dhigatay xalay Garoonka Muqdisho 27-sano kaddib

Posted on September 24, 2017September 24, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Somalia oo muddo dheer u soo taagneed colaad ayaa sanadihii ugu dambeeyay sameysay hormar dhinacyada badan leh,… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Khayre oo la kulmay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay

Posted on September 24, 2017September 24, 2017 by PP-Muqdisho

New York (PP) ─ Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa kulan gaar ah la qaatay Xogahaya… Sii akhri

Xildhibaan si adag uga hadlay Sharciga Saxaafadda ee loo gudbiyay Baarlamaanka Somalia

Posted on September 24, 2017September 24, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Kaddib markii shalay Xildhibaanada Baarlamaanka la hor-geeyay wax ka bedelka lagu sameeyay sharciga Saxaafadda, ayaa qaar ka… Sii akhri

Xukuumadda Somalia oo Baarlamaanka hor-geysay wax-ka-bedelka Xeerka Saxaafadda

Posted on September 23, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Somalia, C/raxmaan Cumar Cismaan (Inj. Yarisow) ayaa maanta Golaha Shacabka horgeeyey Wax Ka Bedel… Sii akhri

AMISOM iyo Maamulka Gobolka Banaadir oo ka hadlay Wareejinta Garoonka Muqdisho Stadium

Posted on September 23, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna Duqa Muqdisho mudane Taabid Cabdi Maxamed ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Midowga… Sii akhri

Madaxweynaha Hirshabelle oo gaaray Degmada Buulo-burte ee Gobolka Hiiraan

Posted on September 23, 2017September 23, 2017 by PP-Muqdisho

Buulo-burde (PP) ─ Madaxweynaha maamul-goboleedka Hirshabelle, Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta gaaray degmaa Buulo-burde ee gobolka Hiiraan, si uu ugu… Sii akhri

Madaxweyne Xaaf oo taageero u helay go’aanka uu ku Taageerayo Xulufada Sucuudiga

Posted on September 22, 2017September 23, 2017 by PP-Muqdisho

Cadaado (PP) ─ Qaar ka mid ah Golaha Wasiirada Maamulka Galmudug ayaa taageero u muujiyay Madaxweynaha maamulkaas, Axmed Ducaale Geelle… Sii akhri

Doorashada ku celiska ah ee Madaxnimada Kenya oo dib loo dhigay xilliga ay dhici doonto

Posted on September 22, 2017 by PP-Muqdisho

Nairobi (PP) ─ Guddiga Doorashada Kenya ayaa ku dhawaaqay in dib loo dhigay doorashada madaxnimo ee ay ku tartmi doonaan… Sii akhri

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo kulan la qaatay Wasiirka Arrimaha Dibadda Shiinaha

Posted on September 22, 2017September 23, 2017 by PP-Muqdisho

New York PP) ─ Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Xasan Cali Khayre ayaa maanta magaalada New York kulan kula yeeshay Wasiirka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close