Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author PP-Muqdisho

Danjirihii Mareykanka u joogay Soomaaliya oo ku dhawaaqay inuu Shaqadii ka tagay

Nairobi (PP) ─ Safiirkii Dalka Maraykanka u joogay Somalia, Stephen Schwartz ayaa shaqadii ka tagay sida ay xaqiijisay Safaaradda Mareykanka… Sii akhri

Posted on October 6, 2017October 6, 2017 by PP-Muqdisho

Wafdi uu Hor-kacayo Shariif Xasan Sh. Aadan oo Maanta Gaaray Magaalada Kismaayo

Posted on October 6, 2017October 6, 2017 by PP-Muqdisho

Kismaayo (PP) ─ Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam ayaa Maanta Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Kismaayo kusoo dhaweeyay Madaxweynaha maamulka Koonfur-galbeed,… Sii akhri

BAYLE: Somalia waxay u baahan tahay lacag cusub si lacagaha faraha badan loo yareeyo

Posted on October 6, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Wasiirka Maalilyadda Somalia, C/raxmaan Ducaalle Bayle ayaa sheegay in Somalia ay sameynayso lacago cusub si loo yareeyo… Sii akhri

Madaxweynaha Jubbaland oo sheegay xilliga uu Furmayo Kulanka ka dhacaya Kismaayo

Posted on October 5, 2017October 5, 2017 by PP-Muqdisho

Kismaayo (PP) ─ Madaxweynaha Jubbaland. Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta shir Gudoomiyay kulanka khamiislaha ah ee Golaha Wasirrada oo ka… Sii akhri

Taliyaha AMISOM oo sheegay in ciidammo gaar ah la geyn doono Degmada Cadaado

Posted on October 5, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Magaalada Cadaado ee xarunta Galmudug waxaa gaaray taliyaha ciidamada Midowga Afrika ee Somalia, Jen. Cismaan Nuur Subagle,… Sii akhri

Maamulka Gobolka Bakool oo ku dhawaaqay in Qaadka laga Mamnuucay Xudur

Posted on October 4, 2017October 4, 2017 by PP-Muqdisho

Xudur (PP) ─ Guddoomiyaha Gobolka Bakool Maxamed Cabdi Tall ayaa sheegay in Qaadka ama Jaadka laga mamnuucay degmada Xudur ee… Sii akhri

SOMALILAND: Innaga mana Quseeyo Sharciga Isgaarsiinta ee lagu saxiixay Muqdisho

Posted on October 4, 2017October 4, 2017 by PP-Muqdisho

Hargeya (PP) ─ Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Somaliland, Mustaf Faarax Abraar, ayaa sheegay in xeerka cusub ee Madaxweyne Farmaajo uu… Sii akhri

Madaxweynihii hore ee Waddanka Ciraaq oo u Geeriyooday xanuun uu muddo ka Cabanayay

Posted on October 4, 2017 by PP-Muqdisho

Baqdaad (PP) ─ Hoggaamiyihii hore ee Kurdiyiinta iyo Madaxweynihii hore ee waddanka Ciraaq, Jalal Talabani ayaa geeriyooday isagoo 83-jir ah,… Sii akhri

Cayaaryahan Soomaali ah oo ka qayb-galaya Koobka Adduunka ee lagu qabanayo Ruushka

Posted on October 4, 2017October 4, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Cayaaryahanka Asalkiisu Soomaali yahay oo dhawaan la siiyay dhalashada dalka Sacuudiga ayaa ka mid noqonaya xulka Sacuudiga… Sii akhri

Gudaha Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde oo laga dhisayo Hoteel Caalami ah

Posted on October 4, 2017October 4, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Shirkadda maamusha Garoonka diyaaradaha Muqdisho ee Favori oo laga leeyahay dalka Turkiga ayaa billowday inay gudaha garoonka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close