Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author PP-Muqdisho

Ciidamada AMISOM oo la sheegay in Carruur badan ay ku dileen Qaybo ka mid ah Somalia

Muqdisho (PP) ─ Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in ciidamada AMISOM ee ka Hawlgala Somalia ay sannadkii tagay ka geysteen Somalia… Sii akhri

Posted on October 10, 2017October 10, 2017 by PP-Muqdisho

Ergayga QM ee Somalia oo warqad jawaab ah u diray Madaxweynaha Maamulka Galmudug

Posted on October 9, 2017October 9, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Xafiiska Qaramada Midoobay ee Somalia ayaa warqad jawaab ahayd u qoray madaxweynaha Maamulka Galmudug, Axmed Ducaale Geelle… Sii akhri

Dhakhtarad doonaysa in Somalia laga helo Adeegyada Caafimaadka Taranka oo Tayo leh

Posted on October 9, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Dr. Sumaya Cilmi Dhuxulow oo ah shakhsi u ol’ololeysa daryeelka hooyada ahna Dhaqtarka Hooyada iyo Dhallaanka/Dhaqtarka Haweenka,… Sii akhri

Xaaf oo Dowladda Federaalka Somalia ugu baaqay Wadahadal iyo in muranka la Xalliyo

Posted on October 8, 2017October 8, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Madaxweynaha Galmudug, Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa ugu baaqay Dowladda Federaalka Somalia wada-hadal, isla markaana maamulkiisa laga… Sii akhri

Dhimasho iyo Dhaawac ka dhashalay dagaal ka dhacay Xarunta Jubbaland ee Kismaayo

Posted on October 8, 2017October 8, 2017 by PP-Muqdisho

Kismaayo (PP) ─ Magaalada Kismaayo ee Xarunta Maamulka Jubblanad ayaa wararka ka imaanaya waxay sheegayaan  in Magaalada baneenkeeda uu ka… Sii akhri

Guddiga Dastuurka Baarlamanka Somalia oo ka Hor-yimid Shirka ka furmaya Muqdisho

Posted on October 7, 2017October 7, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ War-murtiyeed ay si Wadajir ah u soo saareen guddiyada kala ah; Guddiga Madaxa-banaan ee dib-u-eegista Dastuurka iyo… Sii akhri

Dowladda Federaalka Somalia oo joojisay lacagihii ay siin jirtay Maamullada dalka

Posted on October 7, 2017October 7, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa dhawaan hakisay lacagihii ay bil walba siin jirtay Maamul-goboleedyada ka jira… Sii akhri

Maamul-goboleedyada oo Qaadacay ka Qayb-galka Shirka Qaran ee dib u eegida Dastuurka

Posted on October 7, 2017October 7, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Maamul-goboleedyada dalka ka jira ayaa diiday ka qayb-galka Shirka Qaran ee dib u eegista Dastuurka dalka, kaasoo… Sii akhri

Beesha Caalamka oo ka Hadlay Doorashada la filayo inay ka dhacdo Somaliland

Posted on October 6, 2017October 6, 2017 by PP-Muqdisho

Hargeysa (PP) ─ Wafdi sare oo ka socday Beesha Caalami ayaa booqday Magaalada Hargeysa,  kuwaasoo eegayay sida ay u socoto… Sii akhri

Xukuumadda Ruushka oo Ciidamadeeda ka Mamnuucay Isticmaalka Baraha Bulshada

Posted on October 6, 2017October 6, 2017 by PP-Muqdisho

Moscow (PP) ─ Wasaaradda difaaca ee Ruushka ayaa soo saartay sharci cusub oo ciidammada ka mamnuucaya isticmaalka baraha bulshada sababo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close