Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Liban Yusuf

Dowlad goboleedyada oo federaalka ku eedeeyay faragalin

Golaha iskaashiga dowlad goboleedyada Soomaaliya ayaa markale soo saaray war-murteed ka kooban todoba qodob oo ay kaga hadleen inta badan… Sii akhri

Posted on September 18, 2018September 18, 2018 by Liban Yusuf

Dowladda Federaalka oo war ka soo saartay doorashooyinka dowlad goboleedyada

Posted on September 17, 2018September 17, 2018 by Liban Yusuf

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay doorashooyinka dowladaha xubnaha ka ah iyo khilaafka u dhaxeeya madaxda Galmudug. War-murtiyeed ka soo… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Kheyre oo jawaab kulul siiyay dowlad goboleedyada

Posted on September 17, 2018September 17, 2018 by Liban Yusuf

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ka jawaabay go’aankii ay maadaxda dowlad goboleedyadu ku dalbadeen daraf sadexaad oo dhexdhexaadiya… Sii akhri

Muran wali ka taagan Guddiga khilaafaadka Baarlamaanka cusub ee Puntland

Posted on September 17, 2018September 17, 2018 by Liban Yusuf

Waxaa wali muran ka taagan yahay magacaabida Guddiga khilaafaadka iyo ansixinta Baarlamaanka cusub ee Puntland. Labadii doorasho ee dambeeyay Puntland… Sii akhri

Taxanaha Itoobiya seddex kun oo sano –Qaybtii 9aad: Waaga cusub ee Itoobiya iyo xulashada Abiy

Posted on September 16, 2018 by Liban Yusuf

Dhamaadkii sanadkii 2015 ayay ahayd markii ugu horaysay ee dhalinyaro ka caraysan siyaasaddii dhulka ee xisbiga talada hayaa ay isugu… Sii akhri

Dowlad goboleedyada oo dalbaday damaanad dhexdhexaadin

Posted on September 14, 2018September 14, 2018 by Liban Yusuf

Golaha iskaashiga dowlad goboleedyada Soomaaliya ayaa war-murtiyeed ka soo saaray shirkii uu ku baaqay dhawaan Madaxweyne Farmaajo. Golaha iskaashiga dowlad… Sii akhri

Cali Gacal Casir iyo Maxamed Xaashi Cabdi oo gaaray Cadaado

Posted on September 14, 2018September 14, 2018 by Liban Yusuf

Cali Gacal Casir Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug oo shalay la sheegay in xilka laga qaaday iyo Madaxweyne ku xigeenka maamulkaas Maxamed… Sii akhri

Keating oo ka dayriyay xaaladda Tukaraq

Posted on September 14, 2018September 14, 2018 by Liban Yusuf

Xoghayaha Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Michael Keating oo hadda wakhtigiisii soo gaba-gaboobay ayaa ka hadlay xaaladda colaadeed ee… Sii akhri

Wasiir ku xigeenka Maaliyadda Puntland oo la magacaabay

Posted on September 13, 2018September 13, 2018 by Liban Yusuf

Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa magacaabay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda maaliyadda Puntland. Digreeto ka soo baxday xafiiska Madaxweyne… Sii akhri

Madaxweyne Gaas oo xariga ka jaray xarun cusub oo dowladeed

Posted on September 13, 2018September 13, 2018 by Liban Yusuf

Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta xariga ka jaray xarun cusub oo ay Garowe ku yeelatay Wasaaradda Kaluumaysiga… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close