Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Liban Yusuf

PUNSAA oo ka hadashay mashruucii fashilmay ee dhismaha wadada Garowe iyo Gaalkacyo

Dallada Bulshada rayid ka ah Puntland (PUNSAA) ayaa war-saxaafadded ay soortay kaga hadashay mashruucii fashilmay ee dhismaha wadada isku xirta… Sii akhri

Posted on September 13, 2018September 13, 2018 by Liban Yusuf

Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur oo kamid ah musharaxiinta Koonfur Galbeed

Posted on September 13, 2018September 13, 2018 by Liban Yusuf

Qaar kamid ah musharaxiinta u taagan madaxtinimada maamul goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa kulan kula qaaday magaalada Muqdisho Guddoomiyaha Baarlamaanka… Sii akhri

Cabdi Maxamuud Cumar oo la sheegay in la jir dilay iyo Itoobiya oo ka hadashay

Posted on September 12, 2018September 12, 2018 by Liban Yusuf

Cabdi Maxamuud Cumar Madaxweynihii hore ee Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa la sheegay in la jir dilay, halka dowlada federaalkana… Sii akhri

Faallo:- Doorashada Puntland 2019 waa daaha dabadiisa!

Posted on September 11, 2018September 12, 2018 by Liban Yusuf

Sida qorshuhu yahay Puntland 8-da Janaayo 2019 waxaa ka dhacaysa doorasho madaxtinimo oo Wakiilo ay soo xuleen odayaasha dhaqanku ku… Sii akhri

Farmaajo oo warbixin dhinacyo badan taabanaysa ka hor jeediyay Baarlamaanka Soomaaliya

Posted on September 10, 2018 by Liban Yusuf

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo furay kalfadhiga 4-aad ee Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka tacsiyeeyay… Sii akhri

Taariikhdooda baro inta aadan la midoobin, taxanaha Itoobiya seddex kun oo sano – Qaybtii 8aad

Posted on September 10, 2018 by Liban Yusuf

QARAN-JABKII SOOMALIDA IYO DHICISTII DAWLADDII DARGIGA. Masiibadii ka dhalatay dagaalkii guuldarada reebay, waxay u saamaysay labadii dhinacba siyaabo isku mida,… Sii akhri

Akhriso:- War ka soo baxay shirkii dowlad goboleedyada Soomaaliya ee Kismaayo

Posted on September 8, 2018September 8, 2018 by Liban Yusuf

Madaxda dowlad gobleedyada Soomaaliya ayaa maanta war-murtiyeed ka soo saaray shirkoodkii Kismaayo oo socday muddo shan berri ah. Warmurtiyeedka ayaa… Sii akhri

Akhriso: Liiska Golaha deegaanka degmada Bosaso

Posted on September 4, 2018September 4, 2018 by Liban Yusuf

Guddiga loo xilsaaray dhisida Golaha deegaanka degmada Boosaaso ayaa maanta soo saaray liiska xildhibaanada cusub oo ka kooban 31 xubnood.… Sii akhri

Keating iyo madaxda dowlad goboleedyada Soomaaliya oo kulmay

Posted on September 3, 2018September 3, 2018 by Liban Yusuf

Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Michael Keating ayaa maanta magaalada Kismaayo kulan kula qaatay madaxda… Sii akhri

Soomaaliya: Dagaalkii guuldarada reebay

Posted on September 3, 2018September 3, 2018 by Liban Yusuf

Sanadkii 1977 waxa uu ahaa markii ugu horaysay ee si mug leh ay Soomaaliya iyo Itoobiya dagaal isaga hor yimaadaan… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close