Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Liban Yusuf

Embezzlement of Public Funds Ruins the Somali Economy

Somalia is one of the “bottom countries” in the Corruption Perceptions Index.  The negligible progress made by the Federal Government in… Sii akhri

Posted on September 16, 2020September 21, 2020

Cumar Cabdirashiid oo eedeyn u jeediyay Farmaajo

Posted on September 16, 2020September 16, 2020 by Liban Yusuf

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa sheegay in magacaabis la’aanta Ra’iisul wasaaraha ay dhaawac ku tahay… Sii akhri

Xukun lagu riday nin ku lug lahaa weeraro ka dhacay Soomaaliya iyo Kenya

Posted on September 16, 2020September 16, 2020 by Liban Yusuf

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukun ku riday nin la sheegay inuu la wadashaqeyn jiray dowladda iyo… Sii akhri

Koonfur Galbeed oo eedeyn u jeedisay maamulka gobolka Banaadir

Posted on September 16, 2020September 16, 2020 by Liban Yusuf

Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegay inay la filaan ku noqotay, markii maamulka gobolka Banaadir uu tartanka kubbadda cagta ee… Sii akhri

Booliska Mudug oo qabtay askari Gaalkacyo ku dilay ganacsade

Posted on September 15, 2020September 16, 2020 by Liban Yusuf

Booliska gobolka Mudug ee Puntland ayaa qabtay askari dhawaan Gaalkacyo dilka ka geystay oo fakaday. Taliyaha Qaybta Booliska gobolka Mudug,… Sii akhri

Qoorqoor oo ku biiray mowqifka Deni iyo Axmed Madoobe

Posted on September 15, 2020September 15, 2020 by Liban Yusuf

Wararkii u dambeeyay ee Puntland Post ka helayso Muqdisho ayaa xaqiijinaya in Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) uu ku… Sii akhri

Guddoonka Golaha Shacabka oo dib u dhigay mooshin ka dhan ah kiiska Xamdi

Posted on September 14, 2020September 14, 2020 by Liban Yusuf

Guddoonka Golaha Shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta dib u dhigay mooshin ka dhan ah kiiska Xamdi Maxamed Faarax oo… Sii akhri

Muxuu ahaa u jeedka kulanka Goodax Barre iyo heesaa Sharma Boy?

Posted on September 13, 2020September 13, 2020 by Liban Yusuf

Wasiirka Waxbarshada dowladda federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre ayaa maanta la kulmay Sharma Boy oo ah heesaa da’yar oo saameyn… Sii akhri

Kheyre oo ku dhawaaqay musharax madaxweyne 2021

Posted on September 12, 2020September 12, 2020 by Liban Yusuf

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa shaaciyay inuu u taagan yahay xilka madaxtinimada dalka, doorashada la filayo… Sii akhri

Puntland oo ka hadashay shacab lagu laayay Gaalkacyo

Posted on September 11, 2020September 11, 2020 by Liban Yusuf

Maamulka gobolka Mudug ee Puntland ayaa ka hadlay 3 qof oo rayid ah oo maanta lagu dilay gudaha magaalada Gaalkacyo.… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close