Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Gambool

Masuuliyiin Puntland katirsan oo booqday buuraleeyda Galgala.

Guddoomiyaha gobolka Bari Yuusuf Maxamed Wacays Dhedo iyo taliyaha qaybta booliska gobolka Bari ayaa kormeer ku tegey deegaanka Galgala ee… Sii akhri

Posted on September 6, 2019September 6, 2019 by Gambool

Ra’iisul wasaare Khayre oo dhisme casri ah ka dhagax dhigay Caabud-waaq.

Posted on September 6, 2019September 6, 2019 by Gambool

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta dhagax dhigay dhisme ka kooban seddax dabaq oo… Sii akhri

Ra’iisul wasaaraha wadanka Suudaan oo ku dhawaaqay xukuumad cusub.

Posted on September 6, 2019September 6, 2019 by Gambool

Cabdalla Xamdook, ra’iisul wasaaraha cusub ee dalka Suudaan ayaa ku dhawaaqay xukuumaddiisa cusub tan iyo markii lagu dhawaaqay xukuumadda kumeel… Sii akhri

Madaxweynihii hore ee Zimbabwe Robert Mugabe oo geeriyoodey.

Posted on September 6, 2019September 6, 2019 by Gambool

Madaxweynihii ugu xukunka dheeraa ee dalka Zimbabwe Robert Mugabe ayaa u geeriyoodey xanuun uu muddooyinkii ugu dambeeyey la xanuunsanayey. Mugabe… Sii akhri

Koonfur Galbeed oo shaacisay inuu socdo howlgal lagu xoraynayo deegaamada Alshabab maamulaan.

Posted on September 5, 2019September 5, 2019 by Gambool

Shirkii golaha wasiirada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ay yeeshan Todobaad Waliba ayaa Todobaadkan Waxaa Shirka Shir Gudoomiyey Madaxweynaha Dowlad Goboleedka… Sii akhri

Madaxweynaha Venezuela oo amray dagaal ka dhan ah Colombia iyo Maraykanka.

Posted on September 5, 2019September 5, 2019 by Gambool

Madaxweynaha wadanka Venezuela Nicolas Maduro ayaa ku dhawaaqay inay heegan culus geliyeen ciidanka dalkaasi ee ku sugan xuduudka Colombia si… Sii akhri

Puntland oo ka hadashay Ayax fariistay gobolada Bari iyo Sanaag.

Posted on September 5, 2019September 5, 2019 by Gambool

Wasaaradda deegaanka iyo beeraha dowladda Puntland ayaa ka digtey Ayax aad u tiro badan oo maalmihii ugu dambeeyey ku habsadey… Sii akhri

Shirka dibu heshiisiinta Galmudug oo ka furmaya Dhuusamareeb.

Posted on September 5, 2019September 5, 2019 by Gambool

Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug ayaa waxaa maanta oo Khamiis ah lagu wadaa inuu ka furmo shirka dibu heshiisiinta beelaha… Sii akhri

Madaxweynaha Iiraan oo Laba bilood u qabtay wadamada Reer Yurub.

Posted on September 4, 2019September 4, 2019 by Gambool

Madaxweynaha jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iiraan Hassan Rouhani ayaa muddo labo bilood ah u qabtay dalalka reer Yurub si ay… Sii akhri

Taliye Mahad: Daryeelka agoonta Soomaaliyeed waa waajib cid walba saaran”

Posted on September 4, 2019September 4, 2019 by Gambool

Taliska ciidanka asluubta Soomaaliyeed ayaa maanta lagu wareejiyey dawooyin ay qurba joog Soomaaliyeed ugu talagaleen agoonta ciidamada asluubta Soomaaliyeed ee… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close