Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Gambool

Xukuumadda Muuse Biixi oo ku fashilantay xallinta dagaalada Ceel-afweyn codsina u dirsatay guddoomiye Cirro.

Xukuumadihii kala duwanaa ee soo maray Somaliland ayaa ku guul daraystay in xal-waara laga gaaro dagaal beeleedyada soo laalaabtay ee… Sii akhri

Posted on August 15, 2019August 15, 2019 by Gambool

Kulamo ka socdey magaalada Kismaayo oo natiijo la’aan ku dhammaaday.

Posted on August 15, 2019August 15, 2019 by Gambool

Kulamo xasaasi ah oo saacadihii ugu dambeeyey ay Kismaayo ku lahaayeen saraakiil ka socda dalka Itoobiya iyo madaxweynaha Jubbaland Axmed… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland,”Hay’adaa waxay u dhisan yihiin dhalinyarada Africa inay baabi’iyaan”

Posted on August 14, 2019August 14, 2019 by Gambool

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Denni ayaa shaaca ka qaaday inay jiraan hay’ado caalami ah oo dalalkooda u qaabilsan inaysan… Sii akhri

Shacabka Garoowe oo ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee Jubbaland.

Posted on August 14, 2019August 14, 2019 by Gambool

Shacabka kunool magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland ayaa siyaabo kala duwan waxa ay uga hadleen doorashada madaxtinimada Jubbaland iyo arrimaha… Sii akhri

Barlamaanka Puntland oo magacaabay 4 kamid ah guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka.

Posted on August 14, 2019August 14, 2019 by Gambool

Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland ayaa magacaabay afar (4) xubnood oo ka mid noqonaya Guddiga doorashooyinka, kuwaas oo kala ah. 1. Guuleed… Sii akhri

Jadwalka doorashada guddoonka barlamaanka iyo madaxweynaha Jubbaland oo la soo hormariyey

Posted on August 14, 2019August 14, 2019 by Gambool

War qoraal ah oo ka soo baxay gudiga doorashooyinka Jubbaland ayaa waxaa lagu sheegay in isbedel lagu sameeyey hab sami… Sii akhri

Saldhig ciidanka dowladdu ku leeyihiin Awdheegle oo weerar lagu qaaday.

Posted on August 14, 2019August 14, 2019 by Gambool

Wararkii ugu dambeeyey ee ay shabakadda Puntlandpost ka helayso deegaanka Awdheegle ee gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya in weerar qarax… Sii akhri

Wasiir Cawad oo ka warbixiyey kulankii ay Makka kula qaateen madaxweynaha Somaliland.

Posted on August 14, 2019August 14, 2019 by Gambool

Xukuumadda federalka ah ee Soomaaliya yaa faahfaahin ka bixisay kulan ay magaalada barakaysan ee Makka ku yeesheen madaxweynaha Somaliland Muuse… Sii akhri

Shirkadda Facebook oo bilowday inay dhegaysato codadka ay isu duubaan macaamiisheedu.

Posted on August 14, 2019August 14, 2019 by Gambool

Shirkadda Facebook ayaa shaqaalaysiisey boqolaal qandaraas layaal ah si ay u dhegaystaan wada sheekaysiyada codka ah ee ay adeegsadeen macaamiisha… Sii akhri

Ciidamada DANAB oo ku wajahan fariisimada Alshabaab ee ka agdhaw Awdheegle.

Posted on August 14, 2019August 14, 2019 by Gambool

Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee DANAB ayaa saaka dhaqdhaqaaqyo xoogan waxa ay ka wadaan deegaamo hoosyimaada degmada Awdheegle… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close