Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author dalsan

Madaxweynaha Puntland oo maanta gaarey magaalada Qadho ee Gobolka karkaar.

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Wafti Ballaadhan oo uu hoggaaminayo ayaa saaka 04-Feb-2016 kasoo amba-baxay magaalada Boosaaso… Sii akhri

Posted on February 4, 2016February 4, 2016 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland oo booqday Jaamacadda Culuumta Caafimaadka ee Boosaaso

Posted on February 1, 2016 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 01-Feb-2016 kormeer booqasho ah ku tegey Jaamacadda Culuumta Caafimaadka ee magaalada… Sii akhri

Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Maanta Booqday Xarunta Ciidanka Badda Puntland.

Posted on January 31, 2016 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 31-Jan-2016 kormeero u-kuur gal ah  ku tegey goobo ay ka-mid yihiin… Sii akhri

Madaxweynaha Dawladda Puntland oo kormeeray Dekedda Boosaaso iyo Xarumo kale Dawladeed

Posted on January 30, 2016 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa  maanta 30-Jan-2016 kormeero indha-indhayn ah kusoo sameeyey Dekedda magaalada Boosaaso oo ah… Sii akhri

Madaxweynaha Dawladda Puntland oo shacabkiisa kulan Qaxwayn ah kula qaatay qaybo kamid ah hotellada Boosaaso

Posted on January 29, 2016 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa galabta 29-Jan-2016 socod dheer oo lug ah kusoo maray qaybo kamid ah… Sii akhri

PRESS RELEASE-The Government of Puntland Strongly Opposes the Mogadishu Communiqué Purporting to Adopt an Electoral Model For 2016

Posted on January 29, 2016 by dalsan

Tacsi:-Madaxweynaha Dawladda Puntland oo ka tacsiyeeyey geerida ku timi Danjire Cabdulaahi Siciid Cismaan

Posted on January 28, 2016 by dalsan

War-murtiyeed:Dawladda Puntland oo Beesha Caalamka ku eedaysay in aanay dhex-dhexaad ka ahayn arrimaha Soomaaliya

Posted on January 28, 2016 by dalsan

 

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo Bosaso lagu soo dhoweeyey

Posted on January 28, 2016January 28, 2016 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo waftigii Ballaarnaa ee uu hoggaaminayey ee Puntland uga qayb gelay shirkii Madasha… Sii akhri

Madaxweynaha Dawladda Puntland oo sheegay inaanay aqbalayn go’aan ay gaadhey dawladda federaalka soomaaliya

Posted on January 27, 2016January 27, 2016 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa caawa 27-Jan-2016 shir jaraa’id ku qabtay xarunta Madaxtooyada Soomaaliya kadib markii uu… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close