Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author dalsan

Madaxweynaha Puntland iyo Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey ee Arrimaha Soomaaliya oo kulmay

Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo waftigii la socdey  ayaa Maanta 27-Jan-2016-ka ku qaabilay Xarunta Villa Hargaysa  ee… Sii akhri

Posted on January 27, 2016January 27, 2016 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland “Waxaan aad uga xumahay beesha caalamka iyo madaxda soomaaliyeed hortooda inaan ka caddeeyo warka ka soo yeeray Madaxweynaha iyo Ra’iisul-wasaaraha ee sheegeya in shirkii Kismaayo heshiis lagu gaadhey”

Posted on January 26, 2016January 26, 2016 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 25-Jan-2016 xarunta Madaxtooyada Soomaaliya kaga qayb galay shir hordhac u ah… Sii akhri

Safiirka Imaaraadka Carabta u fadhiya Somalia oo casho sharaf u sameeyay madaxwayne Gaas

Posted on January 24, 2016January 25, 2016 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo waftigiisii ayaa Caawa 24-Jan-2016 kulan casho ah oo uu u sameeyey safiir… Sii akhri

Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Beesha Caalamka kulamo kula qaatay Magaalada Muqdisho

Posted on January 24, 2016January 24, 2016 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Waftigii ballaarnaa ee uu hoggaaminayey ee isugu jirey xubnaha labada gole ee… Sii akhri

Madaxweynaha Dawladda Puntland iyo Wafti Ballaaran oo uu hoggaaminayo oo Muqdisho u Amba baxay

Posted on January 24, 2016January 24, 2016 by dalsan

ladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Wafti Ballaadhan oo uu hoggaaminayo oo isugu jira labada gole ee Dawladda iyo… Sii akhri

Madaxweynaha Dawladda Puntland oo siweyn loogu soo dhoweeyey Magaalada Boosaaso.

Posted on January 18, 2016January 18, 2016 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Waftigii  ballaarnaa oo uu hoggaaminayey  oo ka koobna  labada gole ee Dawladda… Sii akhri

Warbixin+Cod: Shirweynihii wadatashiga qaran ee Kismaayo kasocdey oo Natiijo la’aan soo geba-boobey

Posted on January 17, 2016 by dalsan

Shirweynihii Madasha Wadatashiga Qaran ee hannaanka geeddi-socodka doorashooyinka 2016-ka ayaa maanta soo gebageboobey iyadoo aan wax natiijo ah oo rasmi… Sii akhri

Madaxweynaha Dawladda Puntland kismaayo kaga qayb galay munaasabad soo dhoweyn ah

Posted on January 16, 2016January 16, 2016 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Caawa 15-Jan-2016 magaalada Kismaayo kaga qayb qalay munaasabad lagu soo dhoweynayey madaxda… Sii akhri

Shirweynihii Madasha Wadatashiga Qaran oo Kismaayo ka furmay

Posted on January 14, 2016January 16, 2016 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta 14-Jan-2016 magaalada Kismaayo kaga qayb galay shirweynaha Madashasha wadatashiga Qaran ee… Sii akhri

Warbixin+Sawirro+Cod: Madaxweynaha Dawladda Puntland oo maanta kormeeray xarumo kala duwan magaalada Kismaayo

Posted on January 12, 2016 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Clai Gaas, Ra’iisul-wasaaraha Dawladda Federaalka Soomaaliya iyo Madaxweynaha Dawl-goboleedka  Jubba-land ayaa maanta 12-Jan-2016 kormeero indha-indhayn… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close