Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Sheegay in aanay Jirin Wax Heshiis ah oo dhexmaray Puntland iyo beesha Caalamka oo laga gaarey Geeddi-socodka Doorashooyinka 2016.
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ay wehelinayaan Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland Eng.Cabdixakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar, Wasiiro, Xildhibaano… Sii akhri