Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland oo siweyn loogu soo dhoweeyey magaalada Addis Ababa ee Caasimadda Itoobiya

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 16-Feb-2016 siweyn loogu soo dhoweeyey magaalada Addis ababa ee Caasimadda Waddanka… Sii akhri

Posted on February 16, 2016 by dalsan

Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo Madaxtooyada kula shiray dhammaan hay’adaha ka hawl gala Puntland

Posted on February 16, 2016February 16, 2016 by dalsan

Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland Eng.Cabdixakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey ayaa maanta 16-Feb- 2016  Aqalka Madaxtooyada  Dawladda Puntland ee Garoowe shir… Sii akhri

Madaxweynaha Dawladda Puntland Oo Maanta Safar Shaqo ugu amba baxay Waddanka Itoobiya

Posted on February 16, 2016February 16, 2016 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo uu weheliyo Wasiirka Ganacsiga Dawladda Puntland ayaa maanta 16-Feb-2016 waxa uu safar… Sii akhri

Madaxweynaha Dawladda Puntland iyo Danjiraha Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya oo Daah-furay Mashruuca Aqoontu Waa Iftiin

Posted on February 15, 2016February 15, 2016 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 15 Feb, 2016 Qasriga Madaxtooyada Dawladda Puntland ee Garoowe kulan kula… Sii akhri

Digreeto: Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Magcaabay Wasiiru Dawlaha Caafimaadka Puntland

Posted on February 15, 2016February 15, 2016 by dalsan

Xeer Madaxweyne Lr.16, February 14,  2016, kuna saabsan Magcaabid Wasiiru Dawlaha Caafimaadka Puntland MADAXWEYNAHA DAWLADDA PUNTLAND. Markuu arkay:                       Dastuurka Puntland;… Sii akhri

Warbixin: Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Magacaabay Guddiga Doorashooyinka Dawladda Puntland

Posted on February 15, 2016February 15, 2016 by dalsan

Xeer Madaxweyne Lr.15, February 14,  2016, kuna saabsan Magcaabid Xubnaha Guddiga Doorashada Puntland.  MADAXWEYNAHA DAWLADDA PUNTLAND.  Markuu arkay:                       Dastuurka Puntland;… Sii akhri

Warbixin: Dawladda Puntland oo baaq ku aaddan u gargaaridda dadka ay abaaruhu Aafeeyeen u diraysa shacabka Puntland Gude iyo Dibadba.

Posted on February 15, 2016 by dalsan

Qodobo Muhiim Ah oo Kasoo Baxay Shirkii Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland.

Posted on February 13, 2016February 13, 2016 by dalsan

Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland oo uu shir gudoominayey Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa maanta looga… Sii akhri

Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Qasriga Madaxtooyada shir kula qaatay guddiga tayaynta iyo shaqo qorista qaybo kamid ah hay’adaha Dawladda

Posted on February 12, 2016 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Gaas ayaa maanta oo 12-Feb-2016 shir guddoomiyey shirkii koowaad ee ay yeeshaan guddiga hoggaaminta mashruuca… Sii akhri

Warbixin+Sawirro: Madaxweynaha Dawladda Puntland Tababar u soo xiray Macallimiin, Tababarayaal iyo Garsoorayaal Ciyaareed

Posted on February 11, 2016February 11, 2016 by dalsan

Madaxweyaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas  ayaa galabta 11-Feb-2016 garoonka Classic Stadium ee magaalada Garoowe kaga qayb munaasibad tababar… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close