Madaxweyne Farmaajo oo u dhoofay Asmara
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta u dhoofay magaalada Asmara ee dalka Ereteriya, halkaas oo uu qayb-gelayo… Sii akhri
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta u dhoofay magaalada Asmara ee dalka Ereteriya, halkaas oo uu qayb-gelayo… Sii akhri
Guddoomiyaha Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo wefdi uu hogaaminayo ayaa gaaray caasimadda dalka Burkina-faso ee Ouagadougou. Guddoomiyaha waxaa… Sii akhri
Dableey hubaysan ayaa xalay magaalada Muqdisho ku dilay Nabadoon caan ah oo magaciisa lagu sheegay Cabdirisaaq Yuusuf Siicow (Shabeel). Kooxda… Sii akhri
Wasiirka Waxbarashada dowladda Puntland Pro. Cabdullaahi Maxamed Xassan, ayaa ka jawaabay hadal ka soo yeeray Wasiirka Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta… Sii akhri
Warbaahinta Puntland Post, ayaa xog dheeriya ka heshay kulamo gaar-gaar ah, oo safiirka Maraykanka u qaabilsan Soomaaliya, Donald Yukio Yamamoto uu maalmo… Sii akhri
Guddiga KMG ah ee doorashooyinka Puntland TPEC ayaa maanta xarunta dhexe ee magaalada Garowe kulan kula qaatay xubno ka socday… Sii akhri
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa sagootiyay ciidamo ka tirsan ciidamada dowladda oo loo diyaariyay ka qayb qaadashaya… Sii akhri
Madaxa Xukuumadda Galmudug oo ka tirsan Hoggaanka Sare ee Ahlusunna Sheikh Maxamed Shaakir Cali Xassan, ayaa war-saxaafadeed uu soo saaray,… Sii akhri
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Wershadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdullaahi Cali Xassan, ayaa maanta oo Sabtiya kala diray maamulkii Rugta Ganacsiga… Sii akhri
Kusimaha madaxweynaha, ahna madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan, ayaa amar ku bixiyay, in la hakiyo munaasabadda xil-wareejinta… Sii akhri