Hoggaamiyaha Ahlu Sunna oo ku dhowaaqay hub uruursi
Hogaamiyaha Ahlu Sunna Macalin Maxamuud Sheikh Xasan Faarax oo ka hadlayay Munaasabad ka dhacday Magaalada Dhuusamareeb waxa uu ka hadlay… Sii akhri
Hogaamiyaha Ahlu Sunna Macalin Maxamuud Sheikh Xasan Faarax oo ka hadlayay Munaasabad ka dhacday Magaalada Dhuusamareeb waxa uu ka hadlay… Sii akhri
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Sadiiq Xirsi Warfaa, ayaa Magaalada Kampala ee caasimadda waddanka Yugaandha kaga qeyb… Sii akhri
Taliyaha Ciidanka Mareykanka ee Africa ( Africom) Stephen Townsend, ayaa soo saaray war-saxaafadeed uu kaga hadlayo kulankii dhexmaray Wefdiga Mareykanka… Sii akhri
Guddiyada maamula labada hay’adood ee ugu weyn maaliyadda dunida waxay ku ammaaneen Soomaaliya shaqada laga qabtay isbeddello dhinaca dhaqaalaha iyo… Sii akhri
Agaasimaha guud ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya Cabdicasiis Ibraahim Aadan, ayaa magaalada Nayroobi ka furay shir u dhaxeeya Wasaaradda… Sii akhri
Xeer ilaaliyaha guud ee dalka Mareykanka, General William Bar oo la hadalay ABC News ee Mareykanka ayaa sheegay in uu… Sii akhri
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa maanta oo Khamiis ah raalli-gelin ka bixiyay, xasuuq ka baxsan banii’aadanimada oo… Sii akhri
Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta xafiiska madaxtooyada Boosaaso ku qaabilay, Taliyaha guud ee ciidanka Maraykanka Africom Gen.… Sii akhri
Mudanayaasha Baarlamanka Waddanka Ethiopia, ayaa maanta oo Khamiis ah ansixiyay sharci dhigaya in ciqaab adag la marsiiyo dadka ku kaca… Sii akhri
Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka dowladda Federaaalka Soomaaliya ee NISA, ayaa shaacisay in uu is casilay Madaxii Amniyaadka Al-shabaab u… Sii akhri